Live: Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE Oo Hadda Madal Ilyartu Isqabatay Maansoor Cududooda Ugu Muujinaya Madaxweynaha

143

Munaasibad  sii heersare ah looga soo Agaasimay ayaa gordhoow ka bilaabmaysa Hotel Mansoor ee magaalada Hargeysa.

Ujeedadda Xafladan oo ay ka qayb gelayaan in ka badan 3000-kun oo qof oo ka mid ah Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ayaa taageero loogu muujinayaa Goaan-ka ay Komishinka Doorashooyinku ku Asteeyeen Qabashada Diiwaan-galinta Codbixiyayaasha iyo Mudo kordhinta la filayo in loo sameeyo Xukuumadda Somaliland

Warka Munaasibadda oo faahfaahsan waxanu idiinka soo gudbin doonaa Gadaal

20150312_093342 20150312_092028 20150312_092026 20150312_091529

Comments

comments

SHARE