Masuulkii Afraad Iyo Agaasimhii Guud Ee Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Si Rasmi Ah Xukuumada Siilaanyo Iskaga Casilay.

156

Agaasimhii Guud Ee Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Xasan Siciid ayaa si rasmi ah iscasilaaadiisa warqad ugu gudbiyay Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.
Akhi Warqada uu ku dalbaday iscasilaadiisa in laga aqbalo.

16677663616_32e74a98b3_o

Comments

comments

SHARE