Daacuun ka dilaacay Mozambique

169
Fatahaadaha ayaa sii kordhiyay tirada dadka. ee cudurka uu saameeyay.
Fatahaadaha ayaa sii kordhiyay tirada dadka. ee cudurka uu saameeyay.
Fatahaadaha ayaa sii kordhiyay tirada dadka. ee cudurka uu saameeyay.

Masuuliyiinta Mozambique ayaa sheegay in daacuun ka dilaacay meelo badan oo fatahaado ka dhaceen waddanka ay saamaysay in kabadan afar kun oo qof ayna ku dhinteen afartan iyo kow qof.

Daacuunka dilaaca ayaa mar walba dhaca waqtiga roobka, laakiin xaalada ayaa ka sii daray fatahaadaha awgeed.

Hayadda caafimaadka ee MSF ayaa sheegaysa tirada dadka inay korortay bishii Febraayo gaar ahaan gobolka Tete.

Comments

comments

SHARE