Daawo: Madaxwaynaha Somaliland Oo Malintii Labaad Socdaal Kujooga Berbera Ayaa Mashaariic Xadhiga Ka Jaray

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Maalintii Labaad socdaal shaqo ku jooga Magaalada dekedda ah ee Berbera ayaa maanta xadhiga ka jaray mashaariic horumarineed oo ay ka mid tahay Waddo laami ah oo Dhexmarta Magaaladaasi

Comments

comments