Daawo:Marwada Koobad Ee Dalka Iyo Wasiirro Ka Qayb-galay Xidhitanka Carwada Ganacsiga, Boorama

217

Marwadda Koobaad Ee Somaliland, Marwo Aamina Waris Sheekh Maxamed Jirde, Iyo Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada, ayaa maanta Ka Qayb-galay, Munaasibad Xidhitaan U ahayd Carwo Ganacsiyeed ay Ganacsatada Boorama Kusoo Bandhigeen Ganacsiyadooda Kala Duwan, Oo Maanta Lagu Soo Gaba-gabeeyay Magaalada Boorama….

Comments

comments