WAR Degdeg Ah: DAAWO Hubkii Somaliland Gacanta Ku Dhigtay Oo Xalay Markabkii Laga Rogay Iyo Noocyada Casriga Ee Hubkaasi Iskugu Jiro.

275

War hada naga soo gaadhay Dekeda Berbera ayaa sheegaya in Xalay markii ay saacadu aheyd tobankii habeenimo la bilaabay rogitaanka hubkii iyo gaadiidkii ciidanka ee saarnaa M/v Shaakir oo wiigii udanbeeyay Dekeda Berbera ku xidhnaa kadib markii lagu qabtay markabkaas hub, Saanad Ciidan iyo gaadiid dagaal oo siqarsoodiya uu ugula soo xidhay Dekeda Berbera oo uu ku rogaayay gaadiid shacab oo uu cadayn waayay meesha uu waday iyo cida soo saartay toona.

10940427_764043073672777_5519496462440965106_n10931069_764042280339523_1352100107966841440_n10408712_764043110339440_8129432589037220172_n1538621_764042447006173_1830251322521968394_n1538621_764042447006173_1830251322521968394_nhub1hubkamc

Comments

comments