BORAMA:Munaasibad Balaadhan Oo lagu Qabtay Hotel Rays ayaa Waxaa Lagu Daahfuray Adeega Cusub Ee E-DAHAB Oo ay Soo Kordhisay Shirkada Dahabshiil Group + VIDEO

Munaasibad Balaadhan Oo lagu Qabtay Hotel Rays Oo Waxaa Lagu Daahfuray Adeega Cusub Ee E-DAHAB Oo ay Soo Kordhisay Shirkada Dahabshiil Group.Waxaana Kasoo Qayb Galay Masuuliyiinta Heer Gobol iyo Degmo.

 Source: Borame news

Comments

comments