Somaliland: Daawo Dhalinyaradii Loo Xidh Xidhay Mudaharaadkii Dhawaan Ka Dhacay Gobolka Awdal Oo Lasiidaayay.

Madaxweyne Ku Xigeenka JSL MD C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu sii sagootinayey dhalinyaradii dhowaan loo xidhxidhay Xiisaddii Suldaan Wabar ee Gobolka Awdal, kuwaas oo laga soo daayey Xabsiga Mandheera loona gudbiyey Dhanka Gobolka Awdal.

Comments

comments