Daawo Xaaska Wasiir Xigeenkii Hore Ee Amniga Oo Ka Warantay Qaabkuu U Dhacay Hawlgalkii Ay Xalay Ciidamadda Boolisku U Xidheen Saygeeda

279

Hargeysa(Wargane News)-Xaaska Wasiir Ku Xigeenkii hore ee Ammniga Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sacdiya Maxamed Cali ayaa ka hadashay qabasho Xalay Saqdii dhexe lagu soo qaaday gurigooda ,isla markaana lagu xidhay Sayigeedii oo ahaa Wasiir Xigeenkii Hore Ee Amniga oo dhawaan koox katirsan Xukuumada Somaliland ku eedeeyay inay katirsan yihiin Ururka Al shabaab.

Halkan ka Daawo Warkaasi oo faahfaahsan.

Comments

comments