Tags Xukuumadda Somaliland

Tag: Xukuumadda Somaliland

Dawladda Imaaraadka Oo Berbera Ka Soo Dejiyay 1700 tan Oo Gargaar...

Wargane:(Berbera)_Waxaa magaalada Berbera soo gaadhay Markab gargaar oo ka yimid dalka Imaaraadka kaas oo la sheegayo in uu sido shixnad gargaar oo gadhaysa illaa...

Somaliland: Xukuumadda Oo Markii U Horeysay Sheegtay In Dawladda Itoobiya Qayb...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire Oo Wareysi Dheer Lagula Yeeshay Maraykanka Xukuumadda Somaliland, ayaa tafaasiil dheeraad ah ka bixisay Saamiga Dawladda Itoobiya...

Somaliland: Hawlgal Culus Oo Ay Ciidammada Bilaysku Hargeysa Ka Fuliyeen Oo...

Ciidamadda Booliiska Somaliland ayaa lagu waramayaa inay Khamiistii lix nin oo lagu tuhunsanyahay Daacish iyo Alshabaab ku qab qabteen magaaladda Hargeysa. Lixda Nin ee la...

Somaliland: Maxaa Hortaagan Go’aankii Ay Xukuumaddu Dollar-Bararka Kula Dagaalamaysay, Maxaase Ka...

Sarrifka Lacagta Qalaad ee Dollarka ayaa suuqyada Somaliland halkii u saraysay ka maraya,Waxaana aan wali hirgalin Dhawaaqii Xukuumadda dhawaan ku sheegtay inay Dollar badan...

Somaliland: “Xukuumaddan Waxaanu Leenahay, Waar Haddii Qaar Idinka Mid Ahi Faalka...

“Taariikhda Laguma Hayo Nin Yidhaahda Anigaa ILAAHAY Ka Wakiil Ah, Ee Kuyuu Soo Gala Biyaan Idinku Rushaynayaaye…” Sh. A.Siiro Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh...

Somaliland: Siyaasi Cabdikarrim Axmed Mooge Oo Farriin U Diray Beellaha GABOOYE

Iyadoo awalba aad la noolayd takoor, faquuq, quudhsi iyo noockastoo hayb-sooc ah, hadana dhacdadii ugu danbaysay ee ka dhacdey Somaliland, waxay ii hor keentay...

Maxaa ka jira in uu Madaxweyne Silaanyo ku Dhoofo Baasaaboor Diblomaasi...

Bahdda Shabakadda Wargane Waxay Is weydiisay Talow Yaa Madaxweyne Silaanyo Passaport-ka U Cusboonaysiiya, Maadaama uu Shantii Sanaba Hal mar Dhaco? Qoraal uu Wariye Mohamed Diridhaba...

Somaliland: Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha oo shaacisay lacagta soo gaadhay...

Kulan ay isugu yimaadeen Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Ee 18-May Oo Lagu Shaaciyey Lacagta La Ururiyey ee Qaadhaankii Madaxweynuhu Ku Baaqay Guddidii Madaxweynuhu u...

Somaliland: Daawo Siyaasi Geel Jire Oo Goob Fagaar ah Kaga Hadlayo...

Daawo Siyaasi Geel Jire Oo Goob Fagaar ah Kaga Hadlayo Erayo Culus Oo U Ku Shiiday Mucaaridka

Deg Deg: Beelaha Habar Yoonis Iyo Habar Jeclo Oo Shir Ay...

Beelaha Habar Jeclo iyo Habar Yoonis ayaa waxaa ay maanta magaalada Burco ku soo gabo gabeyeen shir u socdey isla markaana loogu magacdey (Midnimo...

MOST POPULAR

Latest News