Monday, May 27, 2019
Home Tags Xukuumadda Silaanyo

Tag: Xukuumadda Silaanyo

Somaliland: Tirada Dhimashada iyo Dhaawaca Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Buuhoodle Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay

Ugu yaraan Lix Ruux, ayaa ku geeriyooday inta la xaqiijiyey, 8 kalena way ku dhaawacmeen dagaal Rasaas laysu adeegsaday oo shalay laba Beelood ku...

Somaliland: Xildhibaano KULMIYE Ah Oo Xarunta Golaha Wakiillada Gudaheeda Ku Dagalaamay, Saleebaan Cali Koore Oo La Xidhay Iyo Xukuumadda Oo Ka Hadashay

Maxaa Ka Jira In Cadhada Saleebaan Cali Koore La Xidhiidho Dagaalkii Madaxtooyadu Murashaxnimadiisa Ku Soo Qaaday?? Xildhibaan Saleebaan Cali Koore iyo Baashe Maxamed Faarax oo...

Somaliland: Maxay Ku Dhamaatay Heshiiski DP Word iyo Shaqaalahii

Axmed Yuusuf Dirir oo ah masuul ku magacaaban in uu ah mareeyaha dekada Berbera oo ay iminka gacanta ku hayso shirkada Dp World isla...

Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Ciidamadii Liyuu Booliska Ee Soo Galay Gudaha Somaliland.

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa ka hadlay sida uu u arko ciidamada Itoobiya ee soo galay xadka Somaliland maalintii sabtidii. Wasiir Warancadde...

Somaliland: Xukuumadda Oo Qorshaysay In Ay Faro Dufan Leh Wakiilada Ku Marsiiso Heshiiskii Dubai Iyo Xildhibaano Tiro Yar Oo Isu Bahaystay In Ay Ganafka Ku Dhuftaan

Xildhibaanadii Malafsiga Jeclaa Oo Durba Hanqalka La Soo Kacay, Bilaabayna In Ay Hambalyeeyaan Heshiiska Lagu Wareejinayo Dekedda Berbera & Kuwa Ka Qayliyey Kadib Markii xukuumadda...

Somaliland: Madaxwayne Silanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Agaasimaha Fulinta Ee Shirkada Sahamnta Iyo Soo Saarista Shidaalkaa Ee RAK-Gas+Sawiro

Madaxwaynaha  Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane,  Axmed Maxamed  Siilaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley, Agaasimaha fulinta ee shirkada sahaminta iyo soo saarista shidaalka ee RAK-Gas, Mr....

Latest Posts

MOST POPULAR