Home Tags Xukuumadda Farmaajo

Tag: Xukuumadda Farmaajo

Deg Deg: Farmaajo Oo Sheegay Inu Quus Ka Taagan Yahay Arrimaha Siyaasada Dalka Somaliya Iyo Khilaafka Khayre Ka Dhex Qaraxay Durba

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo khudbad ka jeedinayay maalintii shalay munaasabad kooban oo uu ku saxiixay sharciga Isgaarsiinta, waxaa uu dhinaca kale uga hadlay marxalada...

Somalia: Dowladda Soomaaliya oo $ 50 million oo dollar ka heshay Boqortooyada Sacuudiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahad celiyey taageerada joogtada ah ee dib u dhiska dalka gaar ahaan...

Somalia: Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta Xadhigga Ka Jaraya Saldhig Millatari Oo Dalka Turkigu Ka Samaysatay Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha dalka Soomalaiya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa inuu xadhigga ka jaro Saldhigga Milateri ee Turkiga ka dhistay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu...

Somalia regional state sides with Saudi Arabia over Qatar

A Somali regional state has declared its support for Saudi Arabia and other Arab countries that have cut ties with Qatar, in a new...

Somalia: Wasiirka Gaashaandhigga “Ciidanka dowladda waxaa loo diyaarinayaa sidii ay AMISOM ugala wareegi lahaayeen ammaanka dalka”

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/rashiid C/llaahi Maxamed, ayaa sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya loo diyaarinayo sidii ay ciidamadda AMISOM ugala wareegi lahaayeen guud ahaan...

(Top News) Farmaajo Oo Imika Fariin Culus U Diray Ciidamada Qaranka Somalia Iyo Nuxurka Ay Xambarsatahay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in ciidanka Soomaaliya ay yihiin geesiyaal sooma-jeestayaal ah. Hadalkaasi ayaa waxaa uu ka sheegay mar...

Somalia: Dawladda Somaliya Oo Sheegtay Inay Oktoobar La Wareegayaan Hawadii Soomaalida

Wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Salaad  ayaa sheegay inay bisha tobnaad ee fooda inagu soo haysa ay qorshaynayaan inay si rasmi...

Somaliland: Dawladda Somaliland Oo Sheegtay Inay ISHA Ku Hayso Farmaajo Oo Garoowe U Imanaya Qorshe Uu Ciidammo Kaga Qoranayo Bariga Gobolka Sanaag

Xukuumaddu waxay sheegtay in Farmaajo qaadayo Masuuliyadda Cawaaqibka ka dhasha Faro-gelinta uu ku samaynayo deegaannada bariga ee Somaliland Dawladda Somaliland, ayaa sheegtay inay isha ku...

Somalia: Aqriso waxyaalaha looga hadlay shirkii golaha wasiirada Soomaaliya ee ka dhacay Kismaayo

Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa waxa ay ka doodeen qodobo dhowr ah, ayadoo sidoo...

Somalia: Mashruuca Farmaajo Iyo Cabdiraxman Caynte Ee Fursad Fund Oo Hargeysa Lagu Qabanayo Iyo Bulshada Oo Ka Kacdey

Bulshada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa si weyn uga biyo diiday mashruuca lagu khalkhal galinayo amniga iyo xasiloonida Somaliland oo la wado in la sameeyo is-dhexgal...

Latest Posts

MOST POPULAR