Monday, September 23, 2019
Home Tags Xukuumada Muuse Biixi

Tag: Xukuumada Muuse Biixi

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Fariimo Culus Ukala Diray Maamulka Puntland Iyo Madaxweyne Farmaajo,Soona Bandhigay 500-Arday Oo Reer Garoowe Ah Oo Jaamacad Camuud Wax Ka Dhigta

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa silayaableh uga hadlay Shirkii dhawaan ugu Soo qabsoomay Magaalada Baydhabo Maamul Goboleedyada Soomaaliya...

Deg Deg: Laba Masul Oo Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Muujiyey Doorka Ay Ka Ciyaaran Colaada Ceel-Afweyn

Laba Masuul Oo Xilal Ka Haya Xukuumada Somaliland Oo Muujiyey Doorka Ay Ku Leeyihiin Colaada Ka Taagan Degmada Ceel-Afweyn Kana Qayb Galay Xaflad Lagu...

Somaliland: Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Furay Tartanka Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeysa + Khubadu Ka Jeediyey + Muuqaal

Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu maanta ka qaybgalay munaasibad ay soo qaban-qaabisay wakaaladda Biyaha Hargeysa oo loogu...

Deg Deg: Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabaty Eedaymo Uga Yimid Maamulka Puntland + Muuqaal

Deg Deg: Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabaty Eedaymo Uga Yimid Maamulka Puntland + Muuqaal Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa xukuumadda...

Somaliland: “Dhuumasho Ayuu Ku Yimid” Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Safarka Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland Ee Magaalada Buuhoodle

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay safarka madaxwayne ku-xigeenka Puntland maanta ku yimid magaalada Buuhoodle waxay ku tilmaamtau mid dhuumaaleysi ah isla markaasina aanu wax...

Deg Deg: Maxaabiis Ku Jira Xabsiga Weyn Ee Hargeysa Oo Cabasho Weyn Ka Muujiyey Tacaddiyo Ay La Kulmaan + Muuqaal

Xabsiga weyn ee magaalada Hargeysa waxa ku dhibaataysan maxaabiis laga soo qabatay jasiiradda Seychelles sannadkii 2009kii. Maxaabiistan ayaa xabsiga weyb ee magaalada Hargeysa loo...

Djabouti: Madaxweyne Geelle Oo Soo Bandhigay Mushaharkiisa & Ka Wasiirradiisa Iyo Xaddiga Lacageed Ee Uu Ka Qaado Saldhigyada Millatari Ee Dalkiisa Ku Yaala

Madaxweynaha dalka Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geele, ayaa markii u horaysay si faahfaahsan uga hadlay khilaafka wadankiisa iyo shirkadda Imaaraadka Carabta ee DP world,...

Deg Deg: Agaasimihii Xarunta dhexe ee Xisbiga Wadani ayuu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomalia.

Deg Deg: Agaasimihii Xarunta dhexe ee Xisbiga Wadani ayuu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomalia. Garyaqaab Baashe Yuusuf Axmed oo deegaan ahaan ka soo jeeda...

War Deg Deg Ah: Wasiirka Gaashan-Dhiga Somaliland Iyo Warfaafinta Oo Imika La Hadlay Warbaahinta Balse Maxay Ka Yidhadeen Dagaalka Tuka-Raq + Muuqaal

War Deg Deg Ah: Wasiirka Gaashan-Dhiga Somaliland Iyo Warfaafinta Oo Imika La Hadlay Warbaahinta Balse Maxay Ka Yidhadeen Dagaalka Tuka-Raq + Muuqaal Wasiirrada gaashaandhiga iyo...

Somaliland: Dulucda Qoraal Gar-naqsi Ah Oo Madaxweynaha Somaliland U Kala Diray Dawladaha Adduunka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa waraaq u kala diray beesha caalamka, oo uu ku caddeeyey inay qaddiyada Somaliland tahay mid muqadas...