Sunday, June 16, 2019
Home Tags Xisbiyada Mucaaridka ah

Tag: Xisbiyada Mucaaridka ah

Somaliland: “Mucaaridka Waxaan Leeyahay Waraaq Yar oo Aanay Waxba ka Jirin Wakhti ha ku Luminina ”

Afhayeenka Golaha Guurtida Somaliland Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho- indho),ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay waraaq website-ka siraha faafiya ee Wikileaks lagu baahiyay oo sheegaysay...

Somaliland: “Madaxweyne Silaanyo Somaliland Wuu Uga Tacab Badan yahay Cirro oo u Shaqaynayay Soomaaliya”

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Md. Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa jawaab ka bixiyay eedo uu xisbiyadda mucaaridka ah iyo kooxda sharci darrada ah ee Madashu ay...

Somaliland: Muuse Biixi Oo Hadalka Mucaaradka Ku Sifeeyay Mid Aan Wax Ka Soo Qaad Lahayn

Hogaamiyaha Xisbi xaakimka Kulmiye, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa mawqifka Mucaaradka ee ah inaanay xukumadda aqoonsan dooni bacda 27 July ku tilmaamay hadal aan...

Somaliland: Muuse Biixi Oo Mucaaradkaa Ugu Baaqay Inay Qayb Ka Qaataan Ku Qancinta Guurtida Ee Wakhtiga Doorashada

Hogaamiyaha Xisbi xaakimka Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku dooday in mucaaradku ka cago jiiday sidii golaha guurtida loogu qancin lahaa in doorashooyinka la...

Somaliland: Shirkii Xukuumadda iyo Axsaabta Mucaaradku u Ballansanaayeen oo Baaqday, Maxaase sababay?

Shirkii la filayey in uu maanta mar saddexaad dhex maro xisbiga talada haya iyo xukuumadda oo dhinac ah iyo labada xisbi mucaarid ayaa u...

Somaliland: Guddoomiye Saleebaan Oo La Kulmay Madaxwyne Siilaanyo

Guddoomiyaha Guurtida Oo Gaashaanka Ku Dhuftay Hindise Kasta Oo Xukuumadda Iyo Xisbigeeda KULMIYE Ku Aqbasho Wax Ka Badalka Go’aankii Guurtida Ee Muddo Kordhinta. Guddoomiyaha Golaha...

Somaliland: Wada-hadalladii xisbiyada iyo xukuumaddu oo maanta dib u bilaabmaya

Wada-hadallo teelteel ah oo soo bilaabmay Arbacadii todobaadkii ina dhaafayey oo u dhaxeeyey xisbiga talada haya iyo xukuumadda oo dhinac ah iyo labada xisbi...

Somaliland: Saddexda Xisbi oo Isniinta kulan saddexaad u ballamay

Guddoomiyeyaasha saddexda xisbi qaran Muuse Biixi Cabdi (Kulmiye), Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Waddani) iyo Faysal Cali Waraabe (UCID) iyo madax kale oo la kala socotay...

Somaliland:“Qolada Mucaaridka Ah Ee Waliba Hungurigu Ka Hayo Talada Dalka Inay Qabtaan, Qorshe Aan Ahayn Wax Dadku Ka Naxo Ma Hayaan.” Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Hogaanka Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta Bogaadiyay Madaxweyne Siilaanyo iyo weftiga weheliya ee safarka ku marayay Maalmihii u dambeeyay Gobolada dalka. Waxay sidoo kale Madaxweynaha...

Latest Posts

MOST POPULAR