Wednesday, May 22, 2019
Home Tags Xisbiyada Mucaaridka ah

Tag: Xisbiyada Mucaaridka ah

Somaliland: “Mucaaridku Waxay Wax Ku Heli Karaan Barnaamij Siyaasadeed Oo Muuqda Oo Dadku Ku Qancaan”

Xildhibaan Cabdixakiim   Cumar  Budeeye  oo   ka mid ah Golaha Guurtida Somaliland ayaa ka marag furay Wax qabadka Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay dalka ka hir galisay oo uu...

Somaliland: Xukuumada oo Xisbiyada Mucaaridka u ogolaatay Warbaahinta Dawlada

Xukuumada somaliland ayaa maanta si rasmiya ugu dhawaaqday in warbaahinta dawlada laga Baahin doono wararka iyo barnaamijyada xisbiyada mucaaridka Somaliland. Wasiirka Warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland Cismaan...

Deg-Deg: Maxkamada Somaliland Oo Go’aamo Ka Soo Saartay Muranka Siyaasadeed Ee Xisbiyada iyo Xukuumada

Maxkmada sare ee Somaliland ayaa saaka soo saartay go'aamo lagu sharciyeeyey fasiraadii todobaadkii hore uu madaxweyne Siilaanyo u gudbiyey maxkamada ee uu maranka siyaasadeed...

Somaliland: “Mucaaridka Waxaan Leeyahay Idinkaa Dadka Iska Eryayee Hadhow Ha Odhanina Waa Lagu Shubtay”

Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Xaaji (Cabdi Waraabe) ayaa sheegay tallaabooyinka ay mucaaridku ku kacayaan in ay yihiin qaar ay ku taageero waayaayaan, waxaanu intaa...

Somaliland: Shirka Isbahaysiga Mucaaradka Oo Saaka La Filayo Inuu Furmo Iyo gudoomiye Faysal Oo Dalka Ku Soo Laabtay

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa subaxnimadii hore ee saaka dalka ku soo laabtay. Waxa uu ka soo laabtay...

Somaliland: Maxakamadda Dastuuriga Ah Oo Ogolaatay Shirka Mucaaradka, Kana Reebtay Qabashada Shir Qaran

Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa go’aamisay in Asxaabta mucaaradka ahi xaq u leeyihiin qabsashada Shirar u gaar ah, balse waxay ka reebtay qabashada shir...

Somaliland: Isbahaysiga Mucaaradka Oo Ku Dhawaaqay Shir Qaran Oo Xukumaddu Hore Uga Digtay

Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland ayaa wada jir ugu dhawaaqay qabashada shir talo qaran kadib markii ay jawaab ka waayeen Madaxweyne Siilaanyo oo ay hore ugu...

Somaliland: Madaxtooyadda Oo Ka Jawaabtay Bayaan ay Soo Saareen Xisbiyadda Mucaaridka ah

Afhayeenka madaxtooyadda Somaliland Md. Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa si adag uga jawaabay hadallo ka soo yeedhay axsaabta mucaaridka ah, kuwaasi oo sheegay in aanay...

Somaliland: Cismaan Hindi iyo Cabdillaahi Jawaan oo dhaliilay Madasha xisbiyadda mucaaridka iyo Madasha

-Guddoomiye ku xigeenkii Komishankii Doorashooyiinka ee dalka ugu horeeyey Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdilaahi Jawaan), iyo Cismaan Cabdillaahi Cigaal (Cismaan Hindi),  oo isna hore...

Latest Posts

MOST POPULAR