Tags Xasan sheekh

Tag: xasan sheekh

Somalia: Daawo Madaxweynihii Hore Ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ka...

Madaxweynihii hore ee Dalkaasi Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay mooshin ka dhan ah Xukuumadda Madaxweyne Farmaajo kaas oo ay wadaan Baarlamaanka Somalia....

Somaliland: Xassan Sheekh Shilin Muu Haysan Markii Uu Madaxweynaha Noqdey ,...

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta warbaahinta kula hadley xafiiskiisa waxaa uu ka hadley doorashooyinka madaxtinimo ee dalka...

Somaliland: Daawo Madaxweynaha Xukumada Xamar Oo Ka Maragkacay Dawladnimada Ka Hirgalay...

Madaxweynaha Xukumada Xamar Oo Ka Maragkacay Dawladnimada Ka Hirgalay Jamhuuriyada Somaliland, Kuna Hadaaqey Hadalo Lafjab Ku Ah Qaranimada Somaliland.  

Somaliland: Xasan Sheekh Oo Weedho Qadaf Ku Ah Qaddiyadda Somaliland Kaga...

“Gobollada waqooyiga Somalia ku yaalla waa walaalaheen, waa gobollo dalka Somalia kamid ah 18-ka gobol ee Jamhuuriyadda Somalia ka kooban tahay kamid ah, dabcan...

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Gubatay Hadal Madaxweynaha Maamulka Muqdisho, Xasan Sheekh...

Jamhuuriyadda Somaliland waxay si weyn ula socotaa in Xukuumadda ka talisa Villa Somalia oo uu ugu horreeyo M/weyne Xasan Shiikh Maxamuud ay si toos...

Somaliland: “Xasan Sheekhoow Si Fudud Ayaad U Tidhi Midnimadii Ayaanu Ku...

Wasiirka Wasaaradda Arrimkaha Guddaha Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa jawaab adag ka bixiyey hadalkii ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaliya ee ahaa in midnimadii...

Somaliland: “Marka Aan Xasuusto Dhibaatadii Somaliland Ku Dhacday Waan Murugoodaa, Laakiin...

“Qadiyadda Somaliland Weli Way Taagan Tahay Laakiin Midnimadii Kamaanu Tanaasulin Kamana Tanaasulayno” Madaxweynaha Dawladda Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud Madaxweynaha Waddanka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay...

Somalia: “Anigu Waligay Xaaskeyga Umaan Gacan Qaadin Oo Lamaan Dagaalamin ”...

“Anigu Waligay Xaaskeyga Umaan Gacan Qaadin Oo Lamaan Dagaalamin ” Madaxwene Xassan Sheekh + Muuqaal.

Somalia: Madaxweynaha Maamulka Muqdisho Oo Baaq Soo Saarey

Madaxweynha Maamulka Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa baaq ku aaddan doorashooyinka 2016-ka dhacaya u diray qeybaha kala duwan ee bulshada iyo beesha caalamka. Madaxweynaha ayaa...

Somaliland: “Waanu Ognahay Sida Xasan Sheekh Ugu Mashquulsan Yahay Hagardaamaynta Somaliland...

Wasiirka Ganacsiga Somaliland Ayaa Sheegay Inay Ku Mashquulsanatahay Maamulka Muqdisho Sidi Ay Uga Abuuri Lahayaan Dekedda Berbera Inay Mucaarid Ku Yihin Midnimada Somaliland Balse...

MOST POPULAR

Latest News