Monday, May 20, 2019
Home Tags Xaalada abaaraha jsl

Tag: xaalada abaaraha jsl

Somaliland: Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Xisaab Xidh Adag Xalay Loo Kale Baxay Balse Say Ka Yalan,,,?

Guddidii Taakulada Abaaraha Heer Qaran Oo Caawa Soo Bandhigay Xisaab Xidhkii Ay Ku Shaqaynayeen Mudadii Ay Xaaladda Abaartu Dalka Haysay, Dhinacna Isaga Leexiyey Eedo...

Somaliland: Shacabka Oo Saluugsan Aamusnaanta M/Siilaanyo Iyo Dalka Oo Waajahay Xaaladihii Ugu Cuslaa, Dhoofkii Xoolaha Ee La Joojiyay, Abaaraha Ba’an, Sixir Barar, Xanuuno Iyo Dib U Dhaca Doorashooyinka

Dareenka Shacabka Somaliland Ee Ku Aadan Madaxweyne Siilaanyo Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Aan Wali Ka Hadal Xaaladda Adag Ee Dalku Galay Iyo Liidnimada Golihiisa...

Somaliland: Daawo Dhacdo Xanuun Kulul Caruur Lagaga Guuray Banaan Cidlo Ah Iyo Hogaamiye Xirsi Oo Booqday

Dhacdo Xanuun Kulul Caruur Lagaga Guuray Banaan Cidlo Ah Iyo Hogaamiye Xirsi Oo Booqday  

Somaliland: Ganacsatada Somaliland Oo Madaxtooyada Kaga Dhawaaqday Gurmadka Abaaraha Lacag Malyuun iyo Shan iyo Sodon kun oo Doolar ah (1,035,000$) oo deeq ah.”

Ganacsatada Somaliland Oo Madaxtooyada Kaga Dhawaaqday Gurmadka Abaaraha Lacag Malyuun iyo Shan iyo Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sharaxaad ka bixiyey najiitada kulan...

Somaliland: Daawo “Hal Milyan Oo Shacabka Reer Somaliland Ah Ayay Abaartu Saameysay” Wasiirka Madaxtooyadda.

Wasiirka madaxtooyada Somaliland ayaa ka dayriyey xaalada abaareed ee ka taagan Gobolada Bariga Somaliland. Wasiir Maxamuud Xaashi waxaa uu sheegay in xogta laga soo ururiyay...

Somaliland: Golaha Guurtida Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Qadarka Lacageed Ee Ay Kaga Qeyb Qaadanayaan Abaaraha Ka Jira Bariga Dalka

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta ku dhawaaqey qadarka lacageed ee uu golahiisu kaga qeyb qaadanaay abaaraha xoogan ee ka...

Somaliland: Abwaan WEEDHSAME Oo Maanso Ku Cabiray Abaarta Ba’an Ee Ku Habsatay Dalka.

Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ka mida Abwaanada wakhtigan loogu jecel yahay Sugaantooda ayaa waxa uu soo saaray Maanso uu ku cabirayo Abaarta...

Somaliland: Saylici oo Ganacsatadda ku Booriyay Samato-bixinta Dadka Abaaruhu Tabaaleeyeen

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, ahna Ku simaha madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ganacsatadda iyo dadweynaha reer Somaliland gudo iyo dibadba ugu baaqay inay...

Somaliland: Madaxweynaha Somaliland oo Ku Dhawaaqay Xaalad Abaareed Oo ka Taagan Bariga Dalka

Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa baaq qaylo-dhaan ah ka soo saaray xaaladda abaareed ee ka taagan gobollada Bariga dalka, kuwaasi...

Somaliland: Madaxweyne Ku Xigeenka Iyo Guddida Abaaraha Somaliland Oo Lacag Kala Wareegay Wasaaradda Waxbarashada+Sawiro

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland isla markaana ah Gudoomiyaha Guddida Abaaraha ayaa lacag dhan ...

Latest Posts

MOST POPULAR