Monday, March 25, 2019
Home Tags Wasiir cadaani

Tag: wasiir cadaani

War Deg Deg Ah: Wasiir Cadaani Oo Sheegay Inu Albaabada U Laabi Doon BBC IYO VOA

Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxaa uu ku hanjabey in uu gabi ahaanba xidhi doono idaacadaha BBC iyo VOA qeybtooda...

Somaliland: Wasiir Cadaani Muxu Ka Yidhi Xadhiga Wargeyska Haatuf Iyo Dagaalka Beelaha Laascaanod

Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxaa uu ka hadley dagaal maalintii shalay aheyd koonfurta magaaada Laascanood ku dhex maray laba...

Somaliland: Wasiirka Warfaafinta oo Qodobbeeyay Gabood fallo BBC-du ku Hayso Somaliland

“Waxa kugu Adkaanaya Inaad kala Saarto Warbaahinta Muqdisho iyo BBC-da oo aad Moodo mid Laga wada Maamulo Xamar” “Somaliland Laguma Dhex Toogto Laamiyada Suxufiyiinta Qaldama,...

Somaliland: Wasiir Cadaani Oo Saxeexii Ka Joojiyey Laba Masuul Oo Madaxweyne SIILAANYO Digreeto Ku Magacaabay Iyo Idaacadii FMta BURCO Oo Habeenkii Shanaad Hawada Ka Maqan.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa ku kacay fal ugub ah isagoo baal marey digreetadii madaxweyne siilaanyo ku magacaabay laba masuul oo awood...

Somaliland: Wasiir Caddaani oo WADDANI ku Xujeeyay Inay Caddeeyaan Xilka Cabdiqaadir Jirde

“Xirsi wuxuu doonayaa uun meel uu isagu iska maamusho” “Ummadda reer Somaliland-na waxay qabtaa in ninkaas (Seed) caddaalad darro lagu sameeyay” Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta...

Somaliland: Wasiirka Warfaafinta oo la Kulmay Masuuliyiinta Tv-yada ka Hawl-gala Dalka

Wasiirka warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Cismaan C/laahi Saxardiid (Cadaani), ayaa shalay la kulmay madaxda iyo masuuliyiinta telefishanadda dalka ka hawl-gala, kulankaasi oo ku saabsanaa sidii...

Somaliland: Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Hadlay Warar Sheegaya In Madaxweynuhu Xaalad Caafimaad U Joogo Dalka UK

Wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid, ayaa beeniyay in Madaxweyne Siilaanyo arrimo caafimaad u joogo dalka Ingiriiska, waxaanu sheegay in madaxweynuhu u joogo hawlo...

Somaliland: Daawo Wasiir Caddaani Oo Si Kulul U Hadlay Iyo Xisbiga Waddani Oo Uu Kabaha La Dul-maray + Muxuuse Ka Yidhi Isbaahaysiga Waddani Ku Biiray.

Wasiir Caddaani Oo Si Kulul U Hadlay Iyo Xisbiga Waddani Oo Uu Kabaha La Dul-maray + Muxuuse Ka Yidhi Isbaahaysiga Waddani Ku Biiray.

Somaliland: Idaacaddii Radio Hargeysa Oo Hawada Ka Baxday Iyo Cadaadiska Saaran Wasiir Caddaani Oo Sii Kordhaya

Wasiir Caddaani Oo Laba Todobaad Gudahood Dhawr Jeer Turun-turooday Iyo Nuxurka Dhaliilaha Ugu Badan Maanta Dul Hoganaya Turun-turooyinka uu wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid...

Somaliland: Wasiir Cadaani Oo Mar Kale Hog Maddow Ku Xabaaley Cadaalada Shaqaalaha Masuulka Looga Dhigay Iyo Cadaaladii Muwaadiniinta Warfaafinta Oo Uu Fartiisa Ku Murdiyey.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa shaqada ka caydhiyey madaxdii waaxdda Farsamada wasaaradda warfaafinta iyo shaqaale kale oo tira badan . waxaana uu...

Latest Posts

MOST POPULAR