Sunday, March 24, 2019
Home Tags Wasaaradda Waxbarashadda JSL

Tag: Wasaaradda Waxbarashadda JSL

Somaliland: Jaamacadda Camuud Oo Sheegtay Inay Maxkamad La Tiigsanayso Wasiirka Waxbarashada.

Maamulka Jaamacadda Camuud ayaa sheegay inay maxkamad la tiigsan doonaan wasiirka waxbarashada Cabdillaahi

Somaliland: Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Ayaa Agab Waxbarasho KaLa Wareegay Hayada Mercy Crop

agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland oo ay weheliyaa qaar ka mid ah maamulayaasha dugsiyada sare ayaa agab waxbarasho kala...

Somaliland: “Dugsiyada Siyaasadda & Afduubka Carruurta u haysta, Waalidiintaay ka soo Kaxaysta”

Maamulayaasha iyo Masuuliyiinta Sagaal ka tirsan Dugsiyada Sare ee gaarka loo leeyahay ee ku yaalla magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa diiday inay...

Somaliland: Wasiirka Waxbarashada Oo Ugu Hanjabay Dugsiyada Iyo Jaamacadaha Cidi Doollerka Qabata Inu Talaa,,

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Md Cabdilaahi Ibraahim Habane ayaa ku Hanjabay in dhamaan Dugsiyada Dawladda iyo Kuwa Gaarka loo leeyahay ay ku qaadaan Lacagaha...

Somaliland: Wasiir Cabdilaahi Dheere Oo Difaacay Jaamacad Shisheeye, Xilli ay Fadeexadda Dugsiyada Dawladdu Is-qoorsatay

Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Md. Cabdilaahi Ibraahim Habbane, ayaa markalli ah lagu war helay isaga oo shaashadaha Telefishiinnada dalka ka...

Somaliland: Hay’adda UNICEF oo Qoraal Raalligalin ah u soo dirtay Wasaaradda Waxbarashada

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Carruurta ee UNICEF ayaa markii ugu horraysay raalligalin ka bixisay hadallo qadaf ah oo mid ka mid ah...

Somaliland: Macallimiin Cabasho Ka Muujiyay Takoor Ay Sheegeen Inuu Kula Kacay, Guddoomiyaha Waxbarashada Qaybta Bariga Hargeysa

Macallimiintan oo ah dumar ayaa cabasho ka muujiyay guddoomiyaha waxbarashada ee Bariga Hargeysa, Idiris Maxamed Cumar (jabeel) oo ay sheegeen inuu ka hor istaagay...

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Qorshaysay Tallaabooyin Lagu Xakamaynayo Qishka Imtixaanaadka Shahaadiga Ah.

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, ayaa shaacisay in imtixaanaadka shahaadiga ah ee Fasallada sideed iyo afraad ee dugsiga sare la adkayn doono ilaaladooda, islamarkaana dagaal kama...

Somaliland: Dugsi Loogu Magac-daray Suldaankii Taariikhda Ku Galay Nabadeyntii Somaliland

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane (Cabdillaahi-dheere), ayaa xadhigga ka jaray Dugsiga sare oo Wasaaradda Waxbarashadu ka hirgelisay degmada...

Somaliland: Agaasime Dardaaran Culus U Sii Guntay Agaasime Kusii Socda Wasaaraddii Laga Soo Badala

Agaasimihii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Abiib Axmed Cali oo Shalay la wareegay Xilkii Komishanka Ka hortaga Aidska Qaranka ayaa dardaaran culus u sii...

Latest Posts

MOST POPULAR