Tuesday, July 16, 2019
Home Tags Somaliya

Tag: Somaliya

Deg Deg: Golahaha wasiirrada Soomaaliya oo isbadal lagu sameeyay

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yariisow ayaa sheegay in raii'salwasaaraha xukuumadda federaalka, Xasan Cali Kheyre uu xilka qaadis ku sameeyay saddex wasiir, saddex kalana uu...

War Deg-Deg: Farmajo oo garay Kismaayo

Wafdi uu hogaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta gaaray magaalladda Kismaayo ee xaruunta gobolka Jubbada Hoose. Ammaanka magaalladda ayaa...

Somalia: Madaxweyne Farmaajo oo faah faahin ka bixiyay wax yaabihii u qabsoomay dowladdiisa muddadii saddexda bilood

Madaxweynaha DF Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday Aqalka dowladda Hoose oo lagu xusayay 15-ka May, 74-guuradii ka...

Soamlia: Madaxweynaha Soomaaliya oo aqbalay casuumaad uu ka helay dhigiisa dalka Masar

Ra’iisul wasaaraha dalka Masar Shariif Ismaaciil, ayaa la kulmay Madaxweynaha Jambuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Labada mas’uul ayaa ku kulmay magaalladda London ee...

Somalia: 17 qof oo kasoo cararay abaaraha oo gaajo iyo cudurro ugu geeryooday Muqdisho

Ugu yaraan 17 qof ayaa gaajo iyo xanuuno kala duwan ugu geeryooday kaam ay ku jiraan dad kasoo cararay abaaraha oo ku yaalla degmadda...

War Deg Deg Ah: Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Hada Ku Baaqay In Cunaqabateynta Hubka Laga Qaado Dawlada Somaliya

Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn oo ka qeyb galay shir dawlada Somaliya maanta uga furmay magaalaada London ayaa waxaa uu ka Hadley arinta...

Deg Deg: Xukuumada Farmaajo Oo Xabsiga Dhigtay 11 Askari + Sababta

Kaddib booqashdii dhawaan uu ku tagay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo degmada Afgooye, saraakiisha ciidamada dowladda ayaa qaaday tallaabooyin lagu soo afjarayo Isbaarooyinka...

Somalia: Dowladda Mareykanka Oo Shaacisay Heybta Askari Looga Dilay Soomaaliya

Wasaaradda gaashaandhigga dalka Mareykanka ayaa sheegtay in askarigii dowladda Mareykanka looga dilay Soomaaliya la oran jiray Kyle Milliken. Kyle, ayaa ahaa 38-jir ka soo jeeda...

Somaliland: “Soomaaliya iyo Jabuuti intaasoo Mashruuc Ayaa Laga Wadaa Intaasoo Saldhig Milateri Ayaa Ku Yaala Miyaad Qaylo Ka Maqasheen? Wasiir Madaxtooyada

"Waxa xukuumadu wadaa qorshe qaran oo shan sanadood ah 2017 ilaa 2022 qorshahaas waxaanu soo saaraynaa bisha dhaw ee may xukuumadda xisbiga KULMIYE waxay...

Somalia: Koox Taabcsan DAACISH Oo Sheegay Inay Hawl-gal Khaarajin Ah Ka Fuliyeen Muqdisho

Kooxda Daacish ayaa markii ugu horeysay sheegatay in ay sarkaal ka tirsan nabad-sugida ku dishay magaalada Muqdisho, kaddib war ay ku shaaciyeen wakaalad wararka...

Latest Posts

MOST POPULAR