Wednesday, June 19, 2019
Home Tags Saleebaan Gaal

Tag: Saleebaan Gaal

Somaliland: Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Dacwad Ay U Soo Gudbiyeen Culimada Suufiyadu, Taageerona U Muujiyay Go’aankii Xukuumadda Ee Khilaafka Waddamada Khaliijka

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa markii horaysay ka hadlay Cabasho ay golahaasi soo gaadhsiiyeen Culimada Suufiyadda (Ahlu Sunna Wal-Jameeca),oo ku saabsan...

Somaliland: Daawo Guddoomiyaha Guurtida Oo Imika Ka Hadlay Go,ankii Ay Xukuumadu Ku Taageertay Duulimadad Qatar

Guddoomiyaha gollaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka cabasho ka dhan ah Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uga timid culimada Qaadiriyada

Somaliland: “Niman-hayow Wixii Qaranka Ka Soo Baxayay Saddexdeenna Gole Uun Baa Isku Koobay’e Ma Cid Kale Ayaa Wax Innala Qeybsata?”

Guddoomiyaha Guurtida Oo Jawaab Aanay Filleyn Siiyey Xildhibaanno Weydiistay In Uu Khasnadda Golaha Xaqul-ciid Uga Dhiibo “Cid Ay Sannadkii Wax U Kordhaan Innaga Uun Baa...

Somaliland: Guddoomiyaha Guurtida Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Dirirtu Ku Dhex-martay Degmada Ceel-afweyn.

Guddoomiyaha gollaha guurtida Jamhuuriyadda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex-martay deegaamada ka tirsan degmada...

Somaliland: Guddoomiyaha Guurtida Iyo Mujaahid Cali Gurey Oo Sheegay Inaanu Madaxwayne Siilaanyo Muddo Kordhin Diyaar U Ahayn Iyo Eedda Golaha Wakiillada

“Ha La Ii Kordhiyo Wallahi Madaxwaynaha Kama Hayo Rabitaan-na Kuma Ogayn Ee Maalinta Ay Timaado…” Saleebaan Maxamuud Aadan “Madaxwaynuhu Muddo Kordhin Dooni Maayo Ee Nimanka...

Somaliland: Guddoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadlay Warar Sheegaya In Muddo-kordhin Loo Samaynayo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.

“Doorashadii waa in la galaa, Madaxwaynahana markii iigu Dambaysay Wuxuu Yidhi Maalin La Ii Kordhin Maayo..” Gudd. Saleebaan Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay...

Somaliland: Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Sheegay Iney Lacag Kaga Qayb Qaadanayaan Gurmadka Abaaraha Dalka Jira.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Sheegay Iney Lacag Kaga Qayb Qaadanayaan Gurmadka Abaaraha Dalka Jira. Gudoomiyaha golaha guurtida Md. Saleeabn aadan maxamuud ayaa maanta mar...

Somaliland: Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Roob Khasaare Dhimasho Ah Gaystay Oo Ka Da’ay Gobolka Awdal

Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa manta ka hadlay roob khasare dhimasho iyo mid hantiyeedba gaystay oo ka da’ay gobolka awdal...

Somaliland: Gudoomiye Saleebaan Oo Ka Gaabsaday Inuu Ka Hadlo Khilaafka Xisbiga UCID Iyo Hadal Dhawaan Kasoo Yeedhay

Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan  oo ay maanta warbaahintu ay wax ka weydiisay sababta uu uga hadli waayey khilaafka ka dhex taagan...

Somaliland: “Nabadgelyadu Ma Qurux Badna Muddooyinkan Haddii Hal-Dhubuqluhu Batana Beello Ayay Tegaysaa oo Wey Ballaadhan Ileyn Waynu Is Naqaanaaye”

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan Oo Markii U Horreysay Toos Uga Hadlay Arrimo Waqtigan Ka Jira Dalka “ Diiwaangelintii Waxaa Ay Noqotay...

Latest Posts

MOST POPULAR