Home Tags Real Madrid

Tag: Real Madrid

Xavi Hernandez: “Julen Lopetegui wuxuu gaaray go’aan layaab leh waqti aan ku habooneen”

Kabtankii hore ee kooxda Barcelona Xavi Hernandez ayaa dhaleeceeyay go’aanka uu tababare Julen Lopetegui ku ogolaaday inuu leyliyo kooxda Real Madrid, maadaama uu ahaa...

Neymar Jr oo la kulmay wakiila ka socda Real Madrid

Sida ay shaaca ka qaaday saxaafada dalka Spain xidiga kooxd Paris Saint-Germain iyo xulka qaranka Brazil Neymar Jr ayaa wuxuu dhawaan kulan kula qaatay...

Toni Kroos oo ka hadlay waxa uu diirada saari doono xulkiisa Germany koobka aduunka 2018

 Khadka dhexe kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Germany ee Toni Kroos ayaa wuxuu xqiijiyay in xulkiisu uu diirada saari doono in ay gaaraan...

Cristiano Ronaldo oo Doonaya inuu ka Tago Real Madrid Kadib Markii uu Jabiyay Balankii…?

Xiddiga adduunka ugu fiican ee Cristiano Ronaldo ayaa qaadanaya go’aan aan gambad laheyn isagoo ka tagaya kooxda Real Madrid, sida ay warinayaan wargeysyada Portugal. Hadalkii...

Deg Deg: Zinedine Zidane oo ku dhawaaqay inuu isaga tagay Real Madrid

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu isaga tagayo kooxdiisa. Zinedine Zidane ayaa loo magacaabay tababaraha kooxda Real Madrid...

Real Madrid oo hanatay Champions League markii labaad oo xiriir ah kadib guul ay ka gaartay Juventus

Kooxda Real Madrid ayaa samaysay taariikh aan horay uga dhicin koobka Champions League tan iyo markii loo bixiyay magacaas xiliciyaareedkii 1992-1993. Real Madrid ayaa difaacatay...

Andrea Barzagli oo fariin u diray asxaabtiisa kooxda ka hor Final-ka Champions League

Daafaca kooxda Juventus ee Andrea Barzagli ayaa fariin u diray asxaabta kooxdiisa ka hor kulanka Real Madrid ee Final-ka Champions League. Andrea Barzagli ayaa uga digay...

Gerard Pique Oo Laba Hadal Kaliya U Sheegay Ciyaartoyda Barcelona Kadib Guushii El-Clasico, Muxuu Ku yiri?

Hal qof ayaa la ogyahay inuu si daran ugu farxay si shaki la’aan ah guushii ay kooxdiisa Barcelona ka gaartay Real Madrid ciyaartii El-Clasico...

Toos U Daawo Ciyaarta Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee El-Clasico Real Madrid Vs Barcelona (Live Steam)

  Real Madrid ayaa Santiago Bernabeu ku soo dhawaynaysa kooxda ay sida wayn koobka La Ligaha ugu xifiltamayaan ee Barcelona. Real Madrid ayaa haysata fursad...

Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid Vs Barcelona, Zidane Oo Shaxdiisa Ugu Xoogan Soo Xushay Ayaase Badalay Neymar JR?

Real Madrid ayaa Santiago Bernabeu ku soo dhawaynaysa kooxda ay sida wayn koobka La Ligaha ugu xifiltamayaan ee Barcelona. Real Madrid ayaa haysata fursad...

Latest Posts

MOST POPULAR