Tuesday, June 25, 2019
Home Tags Maxamuud Xaashi Cabdi

Tag: Maxamuud Xaashi Cabdi

Somaliland: “ Waxaanu Boggaadinayaa oo u mahad-naqaynaa waayeelka, waxgaradka iyo cuqaashii nagala shaqeeyey nabadda, dib u heshiisiinta iyo Horumarka Gobolka Sool.” Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi

Wasiirka Wasaarada madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay isbadelada Xukuumadda Somaliland ka hirgalisay gobolka Sool, iyo sida nabadda gobolkaasi ay xasiliyeen. Mudane Maxamuud...

Somaliland: Wasiir Maxamuud Xaashi oo Iftiimiyay Kalsoonida Uu Ku Qabo Murashaxa KULMIYE ee Muuse Biixi

DAAWO Nuxurka khudbado fasiraya kalsoonida Wasiir Maxamuud Xaashi ku qabo Murashax Md. Muuse Biixi Cabdi kuwaaso jawaab ugu filan dacaayadaha riqiiska ah ee Warbaahinta...

Somaliland: Wasiirka Madaxtooyadda JSL Oo Dhagax Dhigay Cisbitaal Weyn Oo Laga Dhisayo Ceel-afweyn Kana Hadlay Sida Ay Uga Go’an Tahay Xukuumad ahaan Fulinta Go’aamadii Nabadda Ee Deegaamadaasi

Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo hoggaamiyey wefti balaadhan oo Xukuumadda Somaliland ka tirsan ayaa maanta magaalada Ceel-afweyn ka dhagax dhigay Cisbitaal...

DegDeg: Madaxweyne Silaanyo oo Ciidamada Qaranka Amray Inay Tallaabo Adag ka Qaadaan Beelaha ku Dagaalamay Ceel-Afweyn, Haday Kalifayso Waxay U Igman Yihiin Inay Wax Dilaan.”

Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa xubno wasiir ah oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland doo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta...

Somaliland: Wasiirka Madaxtooyadda Oo Dib U Soo Nooleeyey Qorshe Uu Damacsan Yahay Inuu Kula Wareego Guddoomiyenimada Xisbiga KULMIYE.

Abaabulka Maxamuud Xaashi, Ayidaada Aqalka Madaxtooyada Iyo Aaminka Maxamed Kaahin Midkee Guulaysan Doona?. Booqasho Ismuujin Ah Oo  Wasiir Maxamuud Xaashi Ku Tagaayo   Gobolka Togdheer Oo...

Somaliland: Arrimo Siyaasadad Oo Ka Dhex Curtay Xisbiga Kulmiye Iyo Jawiga Maxamuud Xaashi Iyo Muuse Biixi

Tan iyo maalintii Khamiistii markii Komishanka Doorashooyinka Qaranku si rasmi ah ugu dhawaaqeen in Gobollada Togdheer iyo Maroodijeex ay si rasmi ah Sabtidda uga...

Somaliland: Wasiir Maxamuud Xaashi Iyo Xubno Oo Horkacayo Oo Ku Sugan Dalka Sucuudiga Iyo Ujeedada Socdaalkooda

Waxa Beryahan uu Dambeeyay Ku sugna Dalka Boqortooyada Saudi Arabia Wefti Balaadhan oo Ka socday xukummada somaliland oo uu Hogaaminyay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md...

Somaliland: Maxamuud Xaashi Iyo Cali Mareexaan Oo Madaxwaynaha Hortiisa Ku Kala Adkaaday Qorshe Ku Aaddan Go’aanka Ay Somaliland Ka Qaadanayso Khilaafka Dalalka Carabta.

Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Soo Jeediyey Inay Somaliland Taageerto Sucuudiga Halka Uu Cali Mareexaan-na Ku Taliyey Inaan La Dhex-gelin Dagaalka Bariga Dhexe + Cod...

Deg Deg Daawo Maxamuud Xaashi Oo Sheegay Hadalo Lid Ku Ah Qaranimadda Somaliland

Wasiirka Qasriga Madaxtooyadda Jsl Mu Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Sheegay Inay Somaliland Maamul Nabad Ah Tahay Waa Sida U Hadalka U Dhiaga Wasiirkuyahya Waxanu Sheegay...

Somaliland: Muddo Dheer kadib Wuxuu cid u ilmeeyo amma la ilmeeyo ammaba Cidla ka Ooyo; waxaa lasoo gaadhay xiliguu Macasalaamayn lahaa Masraxa Siyaasadda.

Wariayah Cabdirisaaq Terra Oo Magac Xumo Ku Tilmamey Wasiir Caddani Sido Kalana Biyo Qabo Dusha Kaga Shubay Isaga Oo Soo Dhigay Barta U KU...

Latest Posts

MOST POPULAR