Monday, September 23, 2019
Home Tags Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal

Tag: Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal

Somaliland: Abaarta iyo Sicir-bararka Iyo Aamusnanta Xukuumadda Siilaanyo Iyo Iyo Is-bar-bar Dhiga Tallaabooyinkii Cigaal Iyo Daahir

Cigaal: Daahir Riyaale Oo Madaxwayne Kuxigeen Ahaa Iyo Wasiirradii Xukuumaddu Waxay U Guureen Burco Oo Ay Dhawr Bilood Degenaayeen Si Ay Dadka U Kaalmeeyaan Siilaanyo:...

Somaliland: “Sharciga Ku Waajahan Somalia, Ee Uu Adkeeyey Cigaal, Daahir Rayaalena Sii Adkeeyey, Waxa Dabcisay Xukuumaddan” Ahmed Yusuf Yaasiin

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa sheegay in mawqifkii iyo halkii ay ka taagnayeen Somaliya Xukuumadihii hore Somaliland, ee ay...

Somaliland: Duur Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqay Inuu La Yimaado Dhiiranaantii Marxuum Cigaal Iyo Rayaale Ee Ay Dalka Kaga Saareen Xaalado Adag Oo Siyaasadeed

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo hadda ka mid ah xisbiga Waddani, ayaa madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inuu yeesho ku...

DAAWO: Filim Ku Saabsan Taariikhdii Nololeedkii iyo Doorkii Hogaamineed ee Marxuum Maxamed X Ibraahim Cigaal

ahda warbaahinta madaxabannaan ee HIMILO MEDIA GROUP, ayaa waxay macaamiishooda sharafta leh ee kala ah kuwa sida joogta u akhrista WARGEYSKA HIMILO iyo kuwa...

Somaliland: Xuska Sannadkan Ee Marxuum Cigaal Oo Khamiista Lagu Qabanayo Huteelka Guuleed

Alle haw naxariiste waxa ay maanta ku beegantahay sannad guuradii 14aad ee ka soo wareegtay geeridii Madaxweynihii hore ee Somaliland Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal...