Monday, September 23, 2019
Home Tags Maxamed Biixi Yoonis

Tag: Maxamed Biixi Yoonis

Somaliland: Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis Oo Dalka Ku Soo Guryo Noqday, Is-Bahaysiga KULMIYE Oo Maalmaha Soo Socda WADDANI Ku Biiraya Mase Dhabbaa In Maxamed Biixi Ka Dhex Tartami Doono WADDANI?

Siyaasiyiin Maxamed Biixi Yoonis Kusoo Dhaweeyey Madaarka Hargaysa Iyo Wada Hadaladii labada Dhinac Oo Is-Af-garad Ku Dhaw Garabka Dimuquraadiga Is-bahaysiga Xisbiga KULMIYE ayaa la filayaa...

Somaliland: Maxamed Biixi Yoonis Oo Beeniyay War Laga Baahiyay Oo Ah Inuu Noqon Doono Raysalwasaaraha Maamulka Muqdisho

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa si adag u beeniyay warar la baahiyay oo sheegaya inuu noqon doono raysalwasaaraha dambe...

Somaliland: Ex Wasiir Maxamed Biixi Yoonis Oo Lasoo Wariyay In Masuuliyiin Xukuumadda Iyo Xisbiga KULMIYE Ka Tirsani Usoo Bandhigeen Inuu Ka Noqdo Fikirkiisii Hore Kuna Soo Noqdo Xisbiga KULMIYE

Warar xog-ogaal ah oo laga helay ilo wreedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in masuuliyiin xukuumadda Somaliland iyo xisbiga KULMIYE-ba ka tirsani ay wasiirkii...

Somaliland: Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Codsaday In Golaha Looga Yeedho Xirsi, Maxamed Biixi Iyo Cali Xoor-Xoor Iyo Sababta Uu U Doonayo

Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa dood adag oo ku saabsan heshiiska dekeda berbera ee horyaala golaha wakiilada somaliland ka dhiibtay fadhigii ay shalay...

Somaliland: Maxamed Biixi Oo Gantaal Siyaasadeed Gondaha U Galiyay Muuse Biixi, Badkana Soo Dhigay In Shirkii KULMIYE Ee Lagu Doortay Murrashaxiintu Ahaa Mid La Afduubay.

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa cadeeyay inaanu ka bixin isbahaysiga dimuqraadiyad doonka xisbiga KULMIYE, isagoo xusay inaanay jirin...

Somaliland: “Isbaahaysiga KULMIYE Kamaan Bixin Kana Bixi Maayo, Waayo Afduubkii Shirka Xisbiga Lagu Sameeyay Iyo Wixii Aanu Saluugnay Waa Sidoodi Wax Is Badalay Ma Jiraan”. Maxamed Biixi Yoonis

Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Somaliland ahaana musharixii Madaxweynaha ee KULMIYE Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo beeniyey warar laga baahiyay oo ku soo baxaayay...

Somaliland: Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibada Oo Shir Caalami Ah Kaga Qayb Galay Magaalada Bahir Dar

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland ahna xubin sare oo katirsan Isbahaysiga Kulmiye ayaa magaalada Bahir Dar ee dalka Ethiopia kaga qaybgalay shir madaxeed...

Somaliland: “Isbahaysiga KULMIYE Kamid Baan Ahay, La Fikirna Waan Ahay Isku Talo-na Waanu Nahay” Maxamed Biixi Yoonis.

Murrashax Maxamed Biixi Yoonis Oo Cadeeyay Inuu La Mawqif Yahay Saaxiibadiisi Siyaasiyiinta Isbahaysiga Dimuquraadi Doonka KULMIYE. Wasiirkii hore ee arrimaha debadda kana mid ahaa Saddexdii...

Somaliland: Xildhibaan Kijaandhe Iyo Maxamed Bixii Yoonis Oo Aan Kasoo Qayb Galin Wada Hadalkii U Furmay Xisbiyada Mucaaradka Ah Iyo Garabka Isbahaysiga Kulmiye Iyo Sababta Ka Danbaysa

Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibadda somaliland Maxamed Biixi Yoonis iyo xildhibaan Kijaandhe oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada somaliland sidoo kalena ka tirsan siyaasiyiinta...