Thursday, July 18, 2019
Home Tags Manchester united

Tag: manchester united

Cristiano Ronaldo oo Doonaya inuu ka Tago Real Madrid Kadib Markii uu Jabiyay Balankii…?

Xiddiga adduunka ugu fiican ee Cristiano Ronaldo ayaa qaadanaya go’aan aan gambad laheyn isagoo ka tagaya kooxda Real Madrid, sida ay warinayaan wargeysyada Portugal. Hadalkii...

Maaliyada Sanchez ee Man United oo durba la daabacay

Taageerayaasha ayaa durba iibsan kara Maaliyada Manchester United ee Alexis Sanchez oo uu gadaal uga buufsan yahay Lambarka 7-aad. Wiilka reer Chile ayaa lagu wadaa...

Morata oo Antonio Conte dartii isaga diidi kara Manchester United

Alvaro Morata ayaa iska diidi karaya Manchester United si uu ugu biiro Chelsea iyadoo uu doonayo inuu dibula shaqeeyo Antonio Conte. United ayaa ugu cad...

Man United oo helaysa akhbaar xun oo ku aadan Antoine Griezman

Jose Mourinho ayaa loo sheegay in Antoine Griezmann uusan ka soo tagi doonin Atletico Madrid xagaagan. Manchester United ayaa bartilmaameedsanaysay inay u soo dhaqaaqdo dhaliyaha...

Man United oo heshiis cusub ku abaal marinaysa tababare Jose Mourinho

Kooxda Manchester United ayaa heshiis cusub ku abaal marinaysa tababaraheeda reer Portugal ee Jose Mourinho. Tababarihii hore ee kooxda Chelsea ayaa ku hogaamiyay kooxdiisa cusub...

Jose vs Klopp – United vs Reds – Kooxaha Ugu Guulaha Badan England Oo Isku Heysta Saxiixa Xidig Ka Tirsan Chelsea.

Manchester United iyo Liverpool ayaa la aaminsan yahay iney xagaaga soo aadan sameyn doonaan suuqgal weyn si ay ugu yaraan ugu hub aruursadaan xili...

Luke Shaw Oo Wacad Ku Maray Inuu Cadeyn Doono In Jose Mourinho Uu Qaldan Yahay Ka Dib Eedeymihii Uu Ka Helay Tababaraha

Luke Shaw ayaa wacad ku maray inuu cadeyn doono in Jose Mourinho uu qaldan yahay ka dib markii tababaraha Manchester United uu saxaafada horteeda...

Jose Mourinho Oo Ugu Dambeyn Runta Iyo Xaaladda Ay Kooxdiisa Ku Jirto Ka Aamusi Waayay, Muxuu Yiri?

Tababare Jose Mourinho ayaa ka dhawaajiyay in Manchester United aysan u dhaweyn halka uu rabay iney joogaan sida uu wareysi ku bixiyay ka hor...

Juan Mata Oo Mudo Dhan Ka Maqnaan Doona Garoomada Balse Dhaawac Inte Lag Ayaa Soo Gaa,,,

Man United ayaa dhibaato dhaawac lugaha la gashay waxaana ka maqan tiro ciyaartoy ah oo ay ugu muhiimsan yahiin Cris Smalling, Jones iyo Paul...

Chelsea Oo Ku Ciriirineysa Manchester United Awooda Ay Ku Leedahay Caalamka? Blues Oo Wadamo Badan Ku Yeelatay Jamaahiirtii Ugu Badneyd

Marka laga soo tago inay u sharaxan yihiin hanashada koobka Premier League – Chelsea ayaa haatan bilaabeysa inay ku ciriiriso Manchester United awooda ay...

Latest Posts

MOST POPULAR