Tag: madaxweyne Silanyo

Browse our exclusive articles!

Somaliland: Madaxwayne Siilaanyo Oo Saddex Bilood Kadib Tahli Kari La’ Inuu Buuxiyo Taliyihii Ciidamada Badda Somaliland

Waxay hayd 29-April-2016, markii uu madaxwayne Siilaanyo goor habeenimo ah si kadis ah xilka uga qaaday taliyihi ciidanka badda Somaliland Sareeye-Guuto Maxamed Xasan Xiirane...

Somaliland: Madaxwaynaha Oo Goordhawayd Dalka Ka Dhoofay Una Dhoofay Dalka Turkiga Iyo Madaxtooyada Oo Ka Warbixisay Ujeedada Socdaalkiisa

Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilanayo ayaa goordhawayd dalka ka dhoofay isaga oo u socdaalay dalka turkiga,ujeedada uu daaran yahay socdaalka madaxwaynaha ayaa...

Somaliland: Madaxtooyadda Oo Ka Jawaabtay In Madaxwayne Siilaanyo Muddo Kordhin Loo Samaynayo.

Madaxtooyada Somaliland ayaa jawaab ka bixiyey wararka sheegaya in Madaxtooyadu waddo muddo kordhin dambe oo loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Saylici. Afhayeenka Madaxtooyada...

Somaliland: Madaxweynaha Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Maanta Loo Sameeyey Marxuun Cabbaas Idiris‏

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo,  oo ay weheliyaan wasiiro, xildhibaano, masuuliyiin kale oo qaranka ka tirsan, culimu diin, Madaxdhaqameed iyo dadweyne tiro...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Lagu Marti-qaaday Shir Lagu Qabanayo Malaysia

Saraakiisha sar-sare ee Hay’adda samo-falka caalamiga ah ee  Al-khair Foundation, ayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)  soo gaadh siiyay marti-qaadka shir caalamiya...

Popular

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...

Somaliland does not want to be a “banana republic”

Somaliland is not seeking to be a “banana republic”....

Subscribe

spot_imgspot_img