Tuesday, March 26, 2019
Home Tags Madaxweynaha JSL

Tag: Madaxweynaha JSL

Somaliland: Madaxweynaha Somaliland Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabid Ku Sameeyey Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadiisa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/M/XERM/249-4621/032017 uu ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Badhan, Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Aamusnaan Shalay Dalka Ku Soo Galay Iyo Guul Wadayaasha Madaxtooyada Oo U Diiday Inuu Saxaafadda Hor Yimaaddo

M/Siilaanyo Oo Ka Fakaday Shalay In Waxa laga Waydiiyo, Culayska Soomaaliya ku Hayso Heshiisyada Imaaraatka, Abaarta lagu idlaaday Ee Ay Xukuumaddu Ka Gaabisay, Sixir...

Somaliland: Sarrifka Lacagaha Qalaad Ee Magaalada Hargeysa Oo Suuq Madow Yeeshay Iyo Mooganaanta Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo

Tan iyo intii ay xukuumadda Somaliland go’aamada kasoo saartay qiio jabka ku dhacay lacagtii Somaliland ee “Shilling Somaliland”  waxa magaalooyinka ka bilaabmay suuqa madow...

Somaliland: Seefta Madaxweyne Siilaanyo Oo Mar Kale Dul Hoganaysa Qaar Ka Tirsan Masuuliyiinta Ugu Tunka Weyn Xukuumadda, Xilka Qaadis Iyo Isku Badel Lagu Samaynayo Iyo Magacyo La Hadal Hayo

Isku Shaandhayntii Ugu Mugga Weynayd Muddo Xilliyeedka Madaxweyne Siilaanyo Oo Uu Kusoo Khatimayo Maalmaha Soo Socda, Madaxtooyada Oo Isaga Maydhaysa Isku Shaandhayntii Ugu Dambaysay...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Markii U Horreysay Ka Hadlay Doorashadii Lagu Kala Calaf Qaaday Ee Madaxtinimada Maraykanka Iyo Nuxurka Tallooyin La Xidhiidha Hoggaaminta Dalkaas Oo Uu U Diray Madaxweynaha Cusub

“Aniga Oo Ah Madaxweynihii Qarankan, Waxaan Ka Soo Horjeedaa In La Cabudhiyo Saxaafadda Madaxa-Banaan. Fikirkaasi Waxa Uu Ahaa Mid Aan Caan Ku Ahaa Doodiisa...

Somaliland: Daawo “Waan Ka Soo Horjeeda In La Cabudhiyo Saxaafadda Madax-banaan” Madaxweyne Siilaanyo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Oo Ka Qayb Galay Shir Weynaha Caalamiga Ah Ee Arrimaha Saxaafadda Somaliland Oo Lagu Qabtay Hargeysa Maanta,...

Somaliland: Marwadda Koowaad oo Iftiimisay in Madaxweyne Siilaanyo Kalsooni u doortay Muuse Biixi

Marwada koowaad oo ka hadashay arrin ay sheegtay in xisbiyada mucaaridku ku andacoodaan, bulshadana ka codsatay inay codka siiyaan KULMIYE “Sida runtu tahay hawlo badan...

Somaliland: Waftigii Madaxwayne Siilaanyo Hogaaminayay Oo La Filayo Inay Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtaan.

Waftigii Madaxwayne Siilaanyo Hogaaminayay Oo La Filayo Inay Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtaan. Waftigii Madaxwayne Siilaanyo Hogaaminayay Oo La Filayo Inay Maanta Dalka...

Somaliland: Waa Maxay Codsiga Oo Madaxweyne Siilaanyo U Gudbiyay Dalka Ingiriiska

Madaxweynaha Somaliland Oo Codsi U Gudbiyay Dawladda Ingiriska Iyo Nuxurka Codsiga. Warar xogogaal ah oo ay helayso Warbaahintu ayaa waxay sheegayaan in madaxwaynaha Somaliland codsi...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Aqbalay In Dawladda Imaaraadka Carabtu Saldhig Ka Samaysto Magaalada Berbera

“Imaaraadka Carabtu waxay Madaxwaynaha waydiisteen Inay Saldhig ka sameystaan magaalada Berbera, Diblumaasiyadda Ayay Ka Mid Tahay Oo Madaxweynuhu..” Wasiirka Duulista Oo Weftiga Madaxweynaha Ka...

Latest Posts

MOST POPULAR