Monday, June 17, 2019
Home Tags Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Tag: Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Somaliland: Kulan Saddex-geesood ah oo ay yeesheen Xukuumadda, Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Saddexda Xisbi Qaran

Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo uu wehelinayo M/weyne-ku-xigeenka Mudane C/raxmaan Cabdillaahi Saylici, ayaa maanta oo taariikhdu ahayd 29.12.2015 kulan muhiim ah oo...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo oo kulan lagu Dar-dar gelinayo Diwaan-gelinta Codbixiyeyaasha la yeeshay Komishanka Doorashooyinka , Afarta Taliye Ciidan, Wasaaraddaha Gaashaandiga iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta (19.12.2015) kulan la qaatay Komishanka Doorashooyinka Qaranka, Afarta Taliye Ciidan, Wasaaradda Gaashaandhiga iyo Wasaaradda...

Somaliland: Komishanka Doorashada Oo Ka Hadlay Tabaabushaha Doorashada

Guddoomiyaha guddida doorashooyinka qaranka Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay wuxuu ku sharaxay hawlaha doorashada ee ay abaabulkeeda gacanta ku hayaan....

Somaliland: Guddida Doorashooyinka Oo Cayimay Wakhtiga Diwaangalintu Bilaammayso

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee la qabanayo diwaangalinta codbixiyayaasha ,kuwaasi oo bulshada baaq u diray. Shir jaraaid oo ay ku...

Somaliland: Nuxurka Kulan Dhex Maray Madaxweyne Silaanyo Iyo Guddida Doorashooyinka Qaranka

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Silaanyo ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay guddiga doorashooyinka qaranka, iyagoo ka wada hadlay hawlaha doorashooyinka iyo diiwaangelinta. Ma jiro war...

Latest Posts

MOST POPULAR