Monday, June 17, 2019
Home Tags Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Tag: Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Somaliland: Gudida Doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqey Natiijada Cod Bixiyayaasha Iska Diwaan Galiyey Somaliland + Gobolka Ugu Badan

Gudida Doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay saaka ku dhawaaqeen natiijada cod bixiyaasha iska diwaan galiyey guud ahaan gobalada iyo degmooyinka Somaliland. Komishanka doorashooyinka JSL ayaa...

Somaliland: Daawo Komishanka Doorashooyinka iyo Saddexda Xisbi Qaran Oo Ku Heshiisiyay In Doorashadda Dib Loo Dhiggo

Shir ay wada yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Guddida Doorashooyinka Qaranka, Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Waddani iyo UCID, oo lagaga arrinsanyo muddaynta Doorashooyinka Madaxtooyada, Golaha...

Somaliland: Komishanka Doorashooyinka iyo Saddexda Xisbi Qaran Oo Ku Heshiisiyay In Doorashadda Dib Loo Dhiggo

Shir ay wada yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Guddida Doorashooyinka Qaranka, Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Waddani iyo UCID, oo lagaga arrinsanyo muddaynta Doorashooyinka Madaxtooyada, Golaha...

Somaliland: Go’aanka Komishanku Ma Noqon Doonaa Mid Danta Qaranku Ku Jirto, Axsaabtana Kala Badbaadiya, Mise Mid Shaqadooda Galaafta Ayuu Noqon Doonaa?

Guddiga doorashooyinka Somaliland, ayaa waxa weli looga fadhiyaa inay meel isla dhigaan qorshe cad oo muujiyana waqti cayiman oo ay dalka doorasho kaga qaban...

Somaliland: Natiijada Kulan Hoggaamiyayaasha Axsaabta Iyo Abwaanadu Ka Yeesheen Xaaladda Siyaasadeed Ee Dalka

Abwaanada Qaranka Somaliland ayaa kulan gaar ah la yeeshay guddoomiyeyaasha saddexda xisbi Qaran, kulankaasi oo oo lagaga wada hadlay arrimo la xidhiidha xaaladda siyaasadda...

Somaliland: Dhadhanka Weedho Ku Lammaanaa Awaamiir Uu Madaxweynuhu Faray Xubnaha Komishanka Iyo Jewiga Madal Uu Habeen Hore Kula Shiray

Waxa Uu Faray Inay Qabyada Ka Saraan Hawlahooda Shaqo Oo AyJawi Diyaargarow Doorasho Galaan ++++++++++ Waxaa Uu Hay’adda Toddobada Xubnood Ka Kooban U Sheegay in Mas’uuliyadda...

Somaliland: Siyaasi Bakayle Oo Eedo Culus U Jeediyey Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Siyaasi Cabdilaahi Cabdi Muuse(Bakayle) oo katirsan siyaasiyiinta waaweyn ee reer Somaliland, ayaa eedo kulul u jeediyey guddida doorashooyinka Somaliland, waxana uu tilmaamay in warbixintii...

Somaliland: Shalay: Daciifka Dooddii Guddoomiye Cirro, Deganaantii Faysal Difaacii Muuse Biixi Iyo Dalag Dalagtii Komishanka

Xisbiga KULMIYE Oo Muujiyey Inuu Doorashada Diyaar u Yahay, Labada Xisbi-mucaaridna Ka Codsaday Inay Bulshada u Sheegaan Jacaylka Ay Muddo-kordhinta u Qabaan Xogo dheeri, ayuu...

Somaliland: Komiishanka Qaranka Oo Shirar La Yeeshay Shaqaalaha Qaybin Doona Kaadhadhka Cod-bixinta Doorashooyinka

Komiishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa u diyaar-garoobaya sidii ay u qaybin lahaayeen Kaadhadhka Cod-bixinta Doorashada Madaxtooyada oo Qorshuhu yahay inay Dalka ka dhacdo Dabaqayaaqada 27...

SOMALILAND: Saddexda Xisbi Qaran Iyo Komishenka Doorashada Oo Kulmay

Hogaanka Sare Xisbiyada Somaliland ayaa la kulmay Koomishanka Doorashooyinka oo Qalabka Sameynta Kaadhadhka Doorashadu U yimaadeen

Latest Posts

MOST POPULAR