Monday, May 20, 2019
Home Tags Khilaafka xisbiga ucid

Tag: khilaafka xisbiga ucid

Somaliland: Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo La sheegay Inuu Toddobaadkan Ku Biiri Doono Xisbiga KULMIYE

Dadka siyaasadda sida gaarka ah ugu xidhan iyo weliba bulshada kale ee xaaladda dalka sida dhaw ula socota, ayaa si  weyn ugu dheg taagaya...

Somaliland: Jamaal Cali Xuseen Oo Si Gaasinimo Leh Uga Hadlay Khilaafka Xisbiga Ucid Iyo Arrimo Xasaasi Ah

Musharaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu kaga hadlay arimo badan oo xasaasi ah. Ugu horeyn Jamaal...

Somaliland: Jamaal Cali Xuseen oo Qirtay in Isaga iyo Garabkiisu Ay Ka Tashanayaan Ka Sii Mid Ahaanshaha Mustaqbalkooda Siyaasaddeed ee Xisbiga UCID

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, oo sida ay hore u qortay Warbaahinta Heegan-News,aanu warar xog-oggaal ah ku...

Somaliland: Maxkamadda Sare Oo Mudaysay Dacwadii Faysal Cali Waraabe Iyo Jamaal Cali Xuseen

Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa mudaysay dhagaysiga rafcaanka uu guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe u gudbiyay maxkamadda sare, kaas oo uu ka...

Somaliland: Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Muddaysay Wakhtiga Ay Ku Dhawaaqayaan Go’aanka Ay Kasoo Saareen Khilaafka Ragaadiyey Xisbiga UCID+Wakhtiga Lagu Dhawaaqayo Go’aanka

Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa qoraal ay soo saartay ku cayintay wakhtiga kama danbaysta ah ee ay ku dhawaaqayaan go’aanka laga gaadhay khilafka ragaadiyay...

Somaliland: Murashaxa Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Xubno Faysal Cali Waraabe Magacaabay Intii Khilaafku Jiray Oo Is Casilay.

Murashaxa Xisbiga UCID, Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay xubno uu Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe magacaabay intii khilaafka Xisbigu taagna, sidoo...

Somaliland: Gabay Dheeg Laga Tiriyay Khilaafka Xisbiga UCID Oo Lagu Faaleeyay Ficilada Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

Kaftan Siyaasadeed UCID- Qalinkii Cabdirashiid Caaqil Siyaasada waa lagu kufaaye, Kaa ha la ogaado Gabaygan oo ka hadlaaya xaaladaha siyaasadeed ee Somaliland iyo duruufaha xisbigga UCID Waxaana...

Somaliland: “Faysal Inan Aqoonyahan Ah Oo Dalka Wax U Tari Lahaa Ayuu Guri Quraarad Ah Ka Kireeyey Gurigiibuu Maalin Walba Shiid La Hor Taagan Yahay” Xildhibaan Xoog.

“Iminka Ayaanu U Hadlaynaaye Jamaal Waa Laga Gar-daran Yahay Ina Cali Waraabe Ayaana Gar-daran” Xildhibaan Xoog Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog) oo ka tirsan golaha...

Somaliland: Kala Hadalka Faysal Cali Waraabe Laga Hayo”. Jamaal-ba Murashax Ah, Anigoo Faysal Ah Ayaa Murashax Ah”. Guddoomiyaha UCID

Hargeysa(Wargane News) Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe oo ah Siyaasi looga bartay inuu kala hadlo, ayaanu halkan idinku soo gudbinaynaa isagoo sheegaya inuu...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inaanu Jirin Wax Khilaaf Ah Oo Ka Dhaxeeya Xisbiga UCID, Isagoo Iclaamiyay Wakhtiga La Shaacin Doono Murashaxa Rasmiga Ah Ee Xisbiga UCID.

Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inaanu Jirin Wax Khilaaf Ah Oo Ka Dhaxeeya Xisbiga UCID, Isagoo Iclaamiyay Wakhtiga La Shaacin Doono Murashaxa Rasmiga Ah...

Latest Posts

MOST POPULAR