Sunday, September 22, 2019
Home Tags Guddoomiye Muuse Biiixi

Tag: Guddoomiye Muuse Biiixi

Somaliland: “Siyaasadda Arrimaha Dibedda ee Dalku Waxay ku Qotontaa Afar Tiir” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in siyaadda arrimaha dibadda ee xukuumaddiisu ay tahay mid ku salaysan ilaalinta iyo xoojinta deris-wanaaga...

Somaliland: Arrimo Siyaasadad Oo Ka Dhex Curtay Xisbiga Kulmiye Iyo Jawiga Maxamuud Xaashi Iyo Muuse Biixi

Tan iyo maalintii Khamiistii markii Komishanka Doorashooyinka Qaranku si rasmi ah ugu dhawaaqeen in Gobollada Togdheer iyo Maroodijeex ay si rasmi ah Sabtidda uga...

Somaliland: Murrashax Muuse Biixi Oo Xadhigga Ka Jaray Xafiis Ay Burco Ka Furteen Taageerayaal Iskood Isku Abaabulay Oo KULMIYE Ka Tirsani

Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah xadhigga uga jaray xafiis cusub oo qaar kamid ah taageerayaasha is...

Somaliland: “Waxaanan Gayiyin Ayuu Faysal Gayaa,Baad Ayuu Qaataa Oo Maalina Waxa Lagu Dirayaa Cirro,Maalina Halkan Ayaa La Soo Wadayaa,Oo Aroorta Dambena Muuse Ayuu Caayayaa..”.Cali Guray.

““Faysal Musharax Maaha,Oo Wuu Ogyahay Inaanay Madaxweyne Cidi U Dooranayn,Laba Goor Oo Horena Wuu Dhacay,Haddii Ay Maskaxdiisu Fayawdahay,Ninka Laba Goor Dhacay”. Cali Guray “Warka Wasiirkuna...

Somaliland: Muuse Biixi Guushii SNM Oo Dhan Wuxu Siiyey Beesha Arab Ee Reer Belligubdle,,, Wasiirka Beeraha

Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Dr Maxamed Awdahir Ibraahim ayaa maanta Ka Hadlay Xaflad Ay Iskugu Yimaadan Haween Weyanaha Beesha Arab Ee Dagmada Axmed Dhagax...

Somaliland: Hirdanka KULMIYE iyo WADDANI oo u Jihaystay Dhinaca Baraha Bulshada

Waxaan yaqiinsaday in toddobaadyadan u dambeeyay uu si aad isu soo taraysa u kordhay is xajiimaynta, isu baanista, faanka, haaraanka iyo weerarka aan joogsiga...

Somaliland: Faysal Oo Sheegay In Xukuumadu Xaaladaha Dalka Kaga Mashquushay Dhismaha KULMIYE Iyo Jawaabtii Muuse

Guddoomiyaha iyo murashaxa xisbiga KULMIYE Md. Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumadda ku canaantay inay xal u helidda mushkiladda sicir bararka kaga mashquushay garab siinta...

Somaliland: Guddoomiye Muuse Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiiskii Heer Qaran Ee Garabka Dhalinyaradda Xisbiga Kulmiye

Guddoomiyaha xisbiga kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka xadhiga ka jaray xafiiska heer qaran ee garabka dhalinyaradda xisbiga kulmiye. Guddoomiye Muuse Biixi ayaa waxa...

Somaliland: Daawo Komishanka Doorashooyinka iyo Saddexda Xisbi Qaran Oo Ku Heshiisiyay In Doorashadda Dib Loo Dhiggo

Shir ay wada yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Guddida Doorashooyinka Qaranka, Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Waddani iyo UCID, oo lagaga arrinsanyo muddaynta Doorashooyinka Madaxtooyada, Golaha...

Somaliland: Muuse Biixi oo qaabilay La-taliyaha Hay’adaha UN-ta u Qaabilsan Somaliland Somalia

Guddoomiyaha ahna Murrashaxa madaxweynaha ee xisbul-xaakimka KULIYE, Muuse Biixi Cabdi, ayaa Qaramada Midoobay ugu baaqay inay kordhiyaan mucaawimada ay siiyaan Somaliland, iyagoo raacaya qorshaha...