Monday, May 20, 2019
Home Tags Golaha Guurtida

Tag: Golaha Guurtida

Somaliland: Shir-guddoonka Guurtida Oo Laba Toddobaad Ku Mashquulsan Ambo-bixinta Xildhibaanno Loo Dirayo Ceel Af-weyn

Golaha Guurtida Somaliland, ayaa weli ku mashquulsan Ambo-bixinta Wufuud u baxaya Gobollada Awdal, Selel, Togdheer iyo Sanaag, kuwaasi oo ujeeddooyin kala duwan loo dirayo. Xildhibaannadan...

Somaliland: Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Dacwad Ay U Soo Gudbiyeen Culimada Suufiyadu, Taageerona U Muujiyay Go’aankii Xukuumadda Ee Khilaafka Waddamada Khaliijka

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa markii horaysay ka hadlay Cabasho ay golahaasi soo gaadhsiiyeen Culimada Suufiyadda (Ahlu Sunna Wal-Jameeca),oo ku saabsan...

Somaliland: Suldaan Maxamed Oo Saldhigga Berbera Ku Tilmaamay Mid Koox Yari Lacag Ku Doonayso, Guurtidana Ku Sifeeyey Gole Xaaraan Ku Jooga Oo U Baahan In La Diro

“Saraakiishii Ciidamada Ayaan Waxba Kala Socon Oo Yaabban. Inyar Baa Dano Dhaqaale Ka Leh Oo Lacago Ku Urursanaysa”Suldan, Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, Suldaanka Beesha Ciidagale ayaa...

Somaliland: Dhaqdhaqaaqyadii Ugu Danbeeyey Ee Golaha Guurtida Iyo Maqifka Mud Kurdhinta Oo Cirka Ku Shararan

Golaha Odayaasha Somaliland ee Guurtida oo ay Hawlmaalmeedkooda ka mid tahay islamarkaana iyagu awooda u leh Mudo kordhin loo sameeyo Xukuumadda Talada Haysa marka...

Somaliland: Mid Ka mid ah Xubnihii Tiir Dhexaadka u ahaa Guurtida Somaliland oo ku Geeriyooday Hargeysa

Marxuum-Ibraahim Aw Nuur Jiciir oo ka mid ahaa Golaha Guurtida Somaliland ayaa si heer qaran ah loogu aasayaa Xabaalaha Naaso-hablood ee Hargeya. ALLE ha u naxariistee...

Somaliland: Guddoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadlay Go’aankii Uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Kala Qaaday Doorashooyinka.

Guddoomiyaha gollaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay go’aankii uu madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu ku kala qaaday doorashooyinka gollaha...

Somaliland: Nuxurka Todoba Qodob Oo Shalay Soo Saareen Guddi Hoosaadyada Golaha Guurtida JSl Sida Guddida nabad-gelyada Iyo Guddida Dhaqaalaha

Waxa shalay Gudi-hoosaadyada Golaha Guurtidu soo saareen todoba Qodob, Hadaba Shabakada Gudgudenews.com ayaa khadka Taleefanka ku waraysatay Xildhibaan Ibraahim Ciise Xaaji Buux Oo ah...

Somaliland: Wasiirka Diinta & Awqaafta Somaliland Oo Ka Hadlay Dhalinyaro La Sheegay Inay Ka Ridoobeen Diinta Islaamka.

(Wargane)-Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland oo maanta horyimid gollaha guurtida ayaa waxa laga waydiiyay dhallinyaro la sheegay inay ka baxeen diinta Islaamka iyo arrimo...

Somaliland: Xildhibaanno Labada Gole Ka Tirsan Oo Aragtiyo Is Burinaya Ka Qaba Xaqa Guurtidu U Leedahay In Heshiiska Dekedda Ay La Ansixiso Wakiillada Iyo Sharci Yaqaan Ka Garnaqay

Arbacadii toddobaadkii hore ayaa ay ahayd markii golaha wakiillada Somalilad cod aqlabiyad weyn ah ku ansixiyey heshiiska ay xukuumadda Somaliland dekedda Berbera kala gashay...

Somalia: Ninkii Isku Qarxiyay Afaafka Hore Ee Madaarka Muqdisho Oo Farriin U Soo Diray Gollaha Guurtida Somaliland Ka Hor Intii Aanu Is Qarxin.

Idaacadda Radio Andalus ee taageerta Xarakada Alshabaab ee dalka Soomaaliya ayaa habeen hore fiidkii baahisay cajalad cod dardaaran oo uu ka tagay Saalax Nuux...

Latest Posts

MOST POPULAR