Thursday, September 19, 2019
Home Tags Golaha Guuritada JSL

Tag: Golaha Guuritada JSL

Somaliland: Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyay Guddoomiyaha cusub Ee Maxkamadda Sare

Goleyaasha Baarlamaanka Somaliland ee Guurtida iyo Wakiilada ayaa fadhi wada jir ah oo ay maanta yeesheen, waxay ku ansixiyeen Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare...

Somaliland: Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Iftiimiyay Jidka Kaliya Ee Madaxweyne Siilaanyo Uga Furan Diidmada Guurtida Ee Heshiiska Axsaabta

Madaxweyne xigeenkii hore ee Somaliland, Axmed Yuusuf Yaasiin, oo ka hadlay muranka ka dhashay heshiiska asxaabta iyo muddo kordhinta guurtida ayaa sheegay in Madaxweyne...

Arimaha aanad ka aqoon Golaha Guurtida Somaliland

Guurtidu waa golaha in badan dalka soo badbaadiyey iyaga oo adeegsanaya waaya aragnimo, xeer dhaqan iyo xikmad. Jiritaanka Golaha Guurtidu waa sharci distoorku qeexey....

Somaliland: Gudoomiyaha Guurtida Oo Ku Gacan Saydhay Heshiiska Saddexda Xisbi iyo Xukumadda

Gudoomiyaha aqalka odayaasha Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ganafka ku dhuftay heshiiska saddexda xisbi qaran iyo xukumaddu iskula qaateen in laga noqdo go’aankii guurtidu...

Somaliland: Parties Agree on December 2016 Election Dates

The Somaliland presidential and parliamentary elections shall be held in December 2016. This was the mutual agreement reached by the three national political parties of...

Somaliland: Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Oo Heshiis Kala Saxeexday Iyo Qodobbada Lagu Heshiiyay

Saddexda Xisbi qaran ayaa caawa shaaca ka qaaday inay ku heshiiyeen heshiis afar qoddob ka kooban oo ay ku soo afjarayaan khilaafkii ka dhashay...

Somaliland: “Guurtidu waxay ku fadhidaa bilaa sharci, mushaharka ay qaataana waa xaaraan” Faysal Cali Waraabe

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo Isniintii waraysi siiyey telefishanka Star TV ayaa dhaliilo ba’an u jeediyey Golaha Guurtida Somaliland iyo khudbaddii uu Madaxweyne...

Somaliland: Bulshada Caalamku waxay si weyn uga walaacsan tahay go’aanka Golaha Guurtida

Bulshada Caalamka ayaa shalay goor dambe soo saartay warqad ay ku muujiyeen in ay si weyn uga walaacsan yihiin go’aankii Golaha Guurtida Somaliland ay...

Somaliland: Xukuumadda oo Wakhti u Qabatay Wada Hadal ay Ugu Baaqday Xisbiyadda Mucaaridka

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ku dhawaaqay in xisbiyada mucaaridka ah ay u fidinayaan gogol wada-hadal ah oo lagaga...

Somaliland: International Community Ask Guurti to Withdraw New Elections Date

British Office Hargeisa 13 May 2015 SUBJECT: SOMALILAND PARLIAMENTARY AND PRESIDENTIAL ELECTIONS The International Community is seriously concerned over the decision by the Somaliland House of Elders (Guurti)...