Wednesday, May 22, 2019
Home Tags Golaha Guuritada JSL

Tag: Golaha Guuritada JSL

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Waramay kulan Dhexmaray Gudoomiyaha Guurtida, una Diray Baaq Nabadeed Beelaha Ceel-afweyn

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Waramay kulan Dhexmaray Gudoomiyaha Guurtida, una Diray Baaq Nabadeed Beelaha Ceel-afweyn.

Somaliland: Guddigii Shalay Loo Saaray Kasoo Talo Bixinta Muddo Kordhinta Xukuumadda Loo Samaynayo Oo Maanta Kulan Yeelanaya+Xildhibaano Kala Afkaar Duwan

Waxa maanta kulankoodii ugu horeeyey yeelanaya guddigii shalay ay shir gudoonka golaha guurtida Somaliland u saareen in ay kasoo talo bixiyaan muddada loo kordhin...

Somaliland: Golaha Guurtida Oo Fadhiga Ay Saaka Yeelan Doonan Go,aan Kaga Gaadhi Doona Muddo Kordhin Siilaanyo

Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxa fadhigooda ay saaka yeelan doonan la soo hor dhigi doona muddo kordhinta loo sameynaayo xukuumada madaxweyne Siilanyo Lama garan karo...

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Imika Shi Aan Caadi Ahayn Iskugu Yeedhay Lanada Gole + Nuxurka Qoda,,

warar xog ogaal ah oo hada ka soo gaadhay ilo ka ag dhaw labada aqal baarlamaan ee Somaliland ayaa waxaa ay si rasmi ah...

Somaliland: Xil. M. M. Dheeg Oo Shir-guddoonka Guurtida Ku Eedeeyey Cabudhin Iyo Hagardaamo Dheeri ah Oo Uu Mudaneyaasha Golaha Ku Hayo

“Beryahan dambe shir-guddoonkayagu wuxuu nala bartay oo nagu qasbaa inuu nagu gagabiyo in sidii golaha wakiilladu soo garteen lagu ansixiyo, dabadeedna marka uu cod...

Somaliland: “Niman-hayow Wixii Qaranka Ka Soo Baxayay Saddexdeenna Gole Uun Baa Isku Koobay’e Ma Cid Kale Ayaa Wax Innala Qeybsata?”

Guddoomiyaha Guurtida Oo Jawaab Aanay Filleyn Siiyey Xildhibaanno Weydiistay In Uu Khasnadda Golaha Xaqul-ciid Uga Dhiibo “Cid Ay Sannadkii Wax U Kordhaan Innaga Uun Baa...

Somaliland: Madaxwayne Siilaanyo Oo La Sheegay Inuu Ganafka Ku Dhuftay Soo Jeedin Loola Tagay Oo Ah In Golaha Guurtidu U Samayso Muddo Kordhin Labaad

Hargeysa(Wargane News)-Iyada oo mudooyinkii danbe ay isa soo tarayeen wararka sheegaya suurtogalnimada in muddo kordhin labaad loo sameeyo madaxwayne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Saylici...

Somaliland: Qaar Ka Mid Ah Xildhibaan Golaha Guurtida Oo Qayrul Dastuuri Ku Sheegay In Golaha Wakiiladdu Keligii Farta U Taagaan Ansixinta Heshiiska Dp-World

“Arrinka Dhaqaalaha Iyo Xaalka Hoose Golaha Wakiiladda Ayaa Leh, Laakiin Rasmi Ahaan Ansixintiisa Waa Waajib Labada Gole…” Qaar ka mid ah Mudanayaasha Aqalka Odayaasha Somaliland...

Somaliland: Wafti Ka Socda Golaha Wakiilada Iyo Guurtida Somaliland Oo Ka War Bixiyay Ujeedada Safar Ay Ku Joogaan Dalka Kenya.

Wafti ka socda golaha wakiilada iyo guurtida Somaliland oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha golaha wakiilada Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) oo safar ku jooga dalka...

Somaliland: Mudanayaasha Guurtida Oo Dalbaday In Golaha Loogu Yeedho Masuuliyiin Wasiiradda Maaliyaddu ka Mid Tahay

Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Shalay Meel-mariyey Ajandaha Kal-fadhigoodii 59-aad ee Golahaasi ku shaqeynayo inta Kalfadhigani socdo. Fadhigii Shalay ee Golaha Guurtida oo uu Shir-Guddoominayey Guddoomiyaha...

Latest Posts

MOST POPULAR