28.6 C
Hargeisa
Sunday, April 23, 2017
Tags Gobolka Sool

Tag: Gobolka Sool

Somaliland: Daawo Ciidamo Tiiro Badan Iyo Gudoomiyaha Gobolka Sool Ayaa...

Ciidamo Tiiro Badan Iyo Gudoomiyaha Gobolka Sool Ayaa Gaadhay Degaanka Dharkayn Geeyo Oo Xiisad Ka Taagantay

War Deg Dega:Iska Hor Imaad Dhex Maray Ciidanka Qaranka Somaliland Ee...

Wararka Naga Soo Gaadhaya Gobolka Sool Ayaa Sheegaya In Ciidamada Qatanka Somaliland Ku Ruqaansadeen degaanada hawdka Ay Ku Dhuumaalaystaan Maleeshiyaadka Kooxda Uu Hogaamiyo Garaad Garaad...

War Deg-deg Ah:-Dagaal Sababay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Leh Oo Mar...

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool soona gaadhaya ayaa waxay sheegayaan in dagaal khasaare sababay uu maanta deegaanka Dharkayn-geenyo ee...

Somaliland: Ciidammada Qaranka Oo U Ruqaansaday Koonfurta Sool, Maalin Ka Dib...

Qaybo ka mid ah Ciidammada Qaranka Somaliland ee ku sugan Gobolka Sool, ayaa Shalay u Ruqaansaday koonfurta Gobolkaasi. Ciidammadan oo la sheegay inay qaarkood ka...

Somaliland: Wasiiro Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Gaadhay Deegaanada Colaada Ee...

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool soona gaadhaya Wargane ayaa waxay sheegayaan in deegaanada ay colaada Sokeeye ka taagan tahay ee...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Si Yaab Leh Uga Hadlay Dagaalka...

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu si adag uga hadley dagaal dhawaan laba beelood oo walaalo ah...

Somaliland: Khasaaraha Dagaal Beelo Walaalo ah Ku Dhexmaray Koonfurta Gobolka Sool

Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya deegaannada Xidhxidh iyo Dharkeyn-geenyo ee Koonfurta gobolka Sool, ayaa sheegay in dagaal qadhaadhi halkaas ku dhexmaray laba beelood...

Somaliland: Xiisad Ka Taagan Deegaano Ka Tirsan Buuhoodle + Cali Khaliif...

Warar Saaka naga soo gaadhaya magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn soona gaadhaya Wargane ayaa waxay sheegayaan in horjoogaha kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh...

Somaliland: Xaalad Carikan Oo Ka Dhalatay Muranka Cable Sherkada Golis Leedahay...

Guclo Orodka Kooxo Sheekada Som-cable Abaabushay Iyo Xaraarada Oo Meel Halis Ah Maraysa. Muran xoog leh oo salka ku haya Cable casriya oo ay leedahay...

Somaliland: Dablay Hubaysan Oo Xalay Fiidkii Laba Rag Ah Iyo Haweenay...

Ciidammada Ammaanka Oo Ku Daba Jira Dablaydan Oo Markii Ay Toogteen Saddexda Qof Baxsaday + Wararka dheeraadka ah ee Laga Helayo Toogashadan Laba Rag ah...

MOST POPULAR

Latest News