Monday, March 25, 2019
Home Tags Garabka Xisbiga Kulmiye

Tag: Garabka Xisbiga Kulmiye

Deg Deg: Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Oo Shaaciyey Inay Joojiyeen Wada Shaqayntii Kala Dhaxaysay Guddida Doorashada

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu joojiyey wada shaqayntii ka dhaxaysay guddida doorashooyinka qaranka. Masuuliyiin ka tirsan xisbiga Waddani...

Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi oo soo gaadhay Caasimada Somaliland ee Hargeysa iyo sidii loogu soo dhaweeyay.

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaadhay caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa si weyn loogu...

War Deg deg Ah: Loolanka Gobalka Gabilay Oo Dib Ugu Soo Labatay Xisbiyada Qaranka Iyo Waddani Oo Awood La Soo Baxay

Siyaasiyiin ka soo jeeda deegan ahan gobalka gabiley aya waxay iska soo xadiriyeen xarumaha xisbiga waddani oo ay si rasmi ah ugu biiran iyada...

Somaliland: Wejigii 1aad Ee Kaadh Qaadashada Gobolka Togdheer Oo Soo Dhamaatay,Qaybo Kamida Xaafadaha Magaalada Oo U Soo Bixiwaayey Iyo Xisbiyada KULMIYE Iyo WADDANI Oo Fadeexad Ka Raacday+Maxay Tahay?

Guud Ahaanba Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Ayaa Waxaa Kasoo Dhamaaday Wejigii Kowaad Ee Qaadashada Kaadhadhka Cod,bixinta Oo Mudo Hal Todobaada Ka Socotay...

Somaliland: Mahrajaanno Taageero ah oo Shacabka Deegaanka Balli-hiille Ku Qaabilay Guddoomiye Muuse Biixi Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo

Shacabka deegaanka Balli-hiille oo katirsan gobolka Togdheer, ayaa soo dhaweyn aan kala hadh lahayn ku qaabilay wafti uu hoggaaminayo guddoomiyaha xibsiga KULMIYE Md. Muuse...

Somaliland: Nuxurka Farriin Qoraal Ah Oo Qaar Ka Mida Culimada Somaliland U Gudbiyeen Saddexda Golle Qaran, Xisbiyadda Iyo Maxkamadda Sarre

Culimada Ahlu Sunna Wal-jamaaca Ee Somaliland oo maalmihii ugu danbeeyey saluug xoogan ka muujiyey qaabkii Xukuumada Somaliland usoo xushay Gudida Culimada Somaliland oo ah...

Deg Deg: Macalimiin Xabsiga La Dhigay Markii U Ardeyda Qiishka U Fasaxay Iyo Wasaarada Waxbarashada Oo Ka Hadashay Arrinka Macalinka Iyo Xukuun

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Muddane Cabdilaahi Ibraahim Habane ayaa waxaa uu sheegay in xasbiga la dhigay Laba macalin oo Ardey imtaxaan ku galeysay magaalada...

Xog Culus: Dawlada Turkiga Oo Uga Digtay Dawlada Sucuudiga Aqoonsiga Somaliland Iyo Cida Ka Danbeysay

Ilo wareedayo lagu kalsoon yahay oo imika soo gaadhaya xafiisaka warar ee shabakada waragane aya waxay sheegan inay dawlada Turkiga ay uga digtay Dhaqdhaqaaqyada...

Somaliland: Xaflad Balaadhan Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Berbera Ayaa Si Rasmi Ah Loogu Wareejiyey Shirkada DP World Maamulka Dekeda Berbera.

Munaasibadan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay kana soo qaybgaleen Madaxda ugu saraysa shirkada Dp World iyo Madax sare oo ka socday...

Somaliland: Wasiiro Beeniyay Inay Kaadhadhkoodii Codbixintu Ka Gubteen, Markii Ay Ku Celceliyeen

Laba wasiir oo ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa beeniyay in la waayay kaadhadhkoodii codbixinta ka dib markii ay laba goor ku noqdeen wakhtigii ay...

Latest Posts

MOST POPULAR