Home Tags Faysal cali Waraabe

Tag: Faysal cali Waraabe

Somaliland: Xisbiga UCID oo ku Hanjabay Inay Xubintii ay Magacaabeen Kala Baxayaan Komishanka Doorashoyinka

Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng Faysal Cali Waraabe,  ayaa sheegay in xubintii ay xisbi ahaan soo xuleen ee  kaga jirta guddida doorashooyinka...

Somalilad: Faysal Cali Waraabe Oo Wasiir Cali-Mareexaan Tusaale Ugu Soo Qaatay Baylahda Hawlaha Qaranka

Hoggamiyaha UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa tilmaamay inay baylah tahay shaqadii qaranku, wasiiradii iyo agaasimayaashuna ku mashquleen dano u gaar ah iyo dano...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Iyo Muuse Biixi Oo Warmo Siyaasadaysan Is Waydaarsaday, Gudoomiyaha Kulmiye Oo Soo Jeediyay In Doorkan Dalku U Baahan Yahay Hogaamiye Adag Iyo Gudoomiyaha Ucid Oo Sheegay Inaanu Dalku U Baahnayn Hogaamiye Umadda Dal Dalla.

Somaliland Maanta Ayay Ugu Baahi Badan Tahay Hogaamiye Adag Oo Dhiiranaan Iyo Go’aan Qaadasho Leh, Oo Ay Kaga Bixi Karto Duruufaha Soo Waajahay,Iyo Ololaha...

Somaliland: Wasiir Xaglo-toosiye Oo Faysal Cali Waraabe Ku Eedeeyey Kuna Sifeeyey Nin Ku Caan Ah Cunsuriyad Iyo Basaasnimo.

Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland Saleeban Axmed Ciise Xaglotoosiye ayaa waxaa uu eedeymihii ugu cuslaa u jeediyey gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Wasiir Xaglo...

Somaliland: Guddoomiye Faysal Oo Isku Shaandheyn Ku Sameeyey Xisbiga Ucid

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu isku bedelay qaar ka mid ah masuulyiinta xisbigaas gaar ahaan laba...

Deg Deg: Faysal Cali Waraabe Oo Hadlo Culus Ku Tuuray Farmaajo “Xamar Waan Kaga War Roonahay”

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu mar labaad hadlo hanjabaad u muuqda uu hawda u mariyey madaxweynaha dalka Somaliya Maxamed...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Xisbiga WADDANI Ku Eedeeyay Inay Somalia Ka Bixisay Kharashka Xubnihii Cimrada Xajka Tagay.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa si dareen leh uga hadlay Xaaladda Dalka iyo Qorsheyaal uu sheegay in Dawladaha...

Somaliland: Daawo Faysal Cali Waarbe Oo Arrimo Baddan Oo Dalka Ka Jira Ka Hadlay Hambalyan U Direy Umada Islaamka Ah

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu maanta salaadii ciida uu la tukadey dadweynaha gobalka Awdal gaar ahaan shacbiga reer Borama. Gudoomiyaha...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Somaliland Ama Inaga Oo Dhameystinay Ayeynu U Tagi Somaliya Ama Waynu Go,asan

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo si adag uga hadlay Go,an Qaadashada Somaliland Ee Mustqablaka waxanu Carabka Ku Edkeeyey Inay Marka ay somaliland...

Somaliland: Daawo “Hablaha Yar-yare Ee (Reer Somaliland) Ee MUQDISHO Tagay Facebook-ga Ka Caaya Walaalayaal Waa Khaayimiine” Faysal Cali Waraabe.

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ku baaqay in hablaha yar yare e dhalasho ahaan ka soo jeeda...

Latest Posts

MOST POPULAR