Monday, March 25, 2019
Home Tags Dr. Sacad Cali Shirre

Tag: Dr. Sacad Cali Shirre

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Warqad Diblo-maasiyadeed U kala Diray Dunidda.

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa Warqad Dublamaasiyaddeed oo uu dunida iyo Maalgashadayaasha Caalamka ugu talo galay una kala diray...

Deg Deg: Yaab Wasiir Sacad Oo Waxyaabo Badan Oo Xalada Nabad Galiy Lid Ku Ah Dibada Soo Dhiga + Saldhiga Berbera,,,,

Wasiirka arrimaha  dibedda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa VOA u sheegay in diyaaradaha Imaaraadku ay saldhigga militari ee garoonka Berbera u isticmaali karaan...

Somaliland: Maxay Ka Tidhi Cuno Qabtayta Hubka Ee Laga Qaaday Somaliya Waa Inu Balanbaa,,,

Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay shaacisay in werwar xoogan ka qabto in cunno qabateynta dhinca hubka ee saaran dalka Somaliya...

Somaliland: “Somaliland Dagaal Kulama Jirto Somaliya, Laakiin Haddii Ay Dhacdo Waxaanu Diyaar U Nahay Inaanu Dalkayaga Difaacno

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa tilmaamay inaanay Somaliland wax dagaal ah kula jirin dalkii ay kala baxeen ee Somaliya, balse...

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Muxuu Ka Yidhi Saldhigga Millatari Ee Berbera

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa waraysi xiiso badan lala yeeshay kaga hadlay saldhigga milltari ee Berbera warar sheegaya xil ka...

Somaliland: Daawo Wasiir Sacad Cali Shire Oo Fariin U Diray Madaxweyne Farmaajo

Wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire waxaa uu fariin u diray madaxweynaha cusub ee dalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo . Wasiirka ayaa waxaa sheegay...

Somaliland: Mad-madow Soo Kala Dhex Galay Wasiir Sacad Iyo Madaxtooyada Oo La Xaliyay

Madmadow iyo Isfahan waa’ siyaasadeed oo dhawaanahan soo kala dhex galay wasiirka arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire iyo madaxtooyada Somaliland, ayaa lagu guulaystay...

Somaliland: Khilaaf Xooggan Salka Ku Haya Saldhigga Imaaraadka Laga Siiyey Berbera Oo Ka Dhex Curtay Wasiir Sacad Cali Shire Iyo Madaxtooyadda

Wasiir Sacad Oo Diiday Inuu Shilimaad Xaqul-qalin ah Ku Beddesho Qodob Taariikhi Ah Oo Laga Galo Dalalka Jaarka Iyo Qodobbo Xaqiiqada Ku Salaysan Oo...

Somaliland: Daawo “Annagu Ma Ictiraafsanin Maamul Kale Oo Somaliland Ka Jira, Khaatumo-na………” Wasiir Sacad

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay wadahaladii Somaliland iyo kooxda Khaatumo

Wada Hadaladii Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Oo Addis Ababa Ka Furmaya

Wada hadaladii Somaliland iyo kooxda Khaatumo ayaa la filayaa inay dhawaan ka furmaan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Ma jiro wax war ah oo...

Latest Posts

MOST POPULAR