Monday, March 25, 2019
Home Tags Diiwaan Galinta Codbixiyayaasha

Tag: Diiwaan Galinta Codbixiyayaasha

Somaliland: Daawo Komishanka Doorashooyinka oo Ka Hadlay Sanaaduuq la Sheegay in La waayey

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa beeniyay warar sheegaya inay luntay qayb ka mid ah sanaaduuqdii Diwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka Somaliland. Guddoomiyaha Komishanka Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa...

Somaliland: Buuhoodle oo markii u horeysay la iska diwaangalinayo lana filayo inay ka qabsoomaan Doorashooyinka Somaliland

Buuhoodle Oo Markii Ugu Horaysay Laga Filayo inay ka Qabsoonto diiwaanglinta Cod-bixiyaasha ee Doorashooyinka Somaliland. Buuhoodle oo markii u horeysay la iska diwaangalinayo lana filayo...

Somaliland: Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Oo Si wayn Loogu Soo dhaweeyey Ceerigaabo

“Intii aanu tallada dalkan Haaneednay Sanaag isbadal weyn ayaa ku yimid, Ceerigaabo waa tan shalayna waa la ogaa maanta waa la ogyahay.” Wasiir Maxamuud...

Somaliland: Wasiirka Madaxtooyada ka Hadlay Diiwaangalinta Cod bixiyeyaashay Gobolka Sanaag Digniina u Diray Puntland

“ Diiwaangalinta aanu wadno cidna lagu khasbi maayo, cidii carqaladaynaysa horumarka iyo diiwaangalintaas-na ka yeeli mayno, Xukuumad ahaan waxaanu diyaar u nahay in aanu...

Somaliland: Guddiga Doorashada Oo Ka Hadlay Diiwaangelinta Maroodi-jeex

Guddida Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa ka hadlay Diiwaangelinta Gobolka Maroodi-jeex oo si rasmiya loo soo gunaanaday, waxayna sheegeen inay si nabadgalyo ah oo aanay...

Somaliland: Warbixin Hor-dhac Ah Oo SONSAF Ka Diyaarisay Diwaangelinta Degmooyinka Hargeysa & Sallaxley

Dalladda SONSAF, ayaa War-bixin Hor-dhaca ka soo saartay Geeddi-socodka Diwaangelintii Gobolka Maroodi-jeex, taasi oo Wejigeedii Labaad la soo gabogabeeyay Jimcihii Doraad.War-bixinta Dalladda SONSAF, ayaa...

Somaliland: Wejigii Hore Ee Diiwaangelinta Hargeysa Oo Si Rasmi Ah U Soo Xidhantay

Masuuliyiinta sar sare ee gudida komishanka doorashooyinka qarank Somaliland oo ay waheliyaan musuuliyiinta axsaabta qaranka Somaliland ayaa sheegay in la soo gunaanaday wejigii hore...

Somaliland: Dalladda SONSAF Oo Cadaysay In KULMIYE Iyo WADDANI Olole U Beddeleen Kormeerkii Goobaha Cod-bixinta.

Dalladda Jilayaasha aan Dawliga aheyn ee (SONSAF) iyada oo kaashanaysa madasha Ururada bulshada ee arrimaha doorashooyinka (SCISEF) ayaa cadaysay in xisbiyada Waddani iyo Kulmiye...

Somaliland: Maamulka Degmada Gabiley Iyo Dadwaynaha Gabiley Oo Eedaymo Kulul Usoo Jeediyay Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Baaqna U Diray

Maamulka degmada gabiley iyo dadwaynaha kala duwan eek u dhaqan degmada gabiley ayaa edaymo usoo jeediyay gudida komishanka doorashooyinka qaranka, waxaana ay ku eedeyeen...

Somaliland: Reer Gabiley Oo Soo Dhaweynta Muuse Biixi Ugu Quus Gooyay Mucaaridka

Kumanaan qof oo soo dhawayn ay u adeegsadeen Fardo, gaadiid, ubax, caleemo-qoyan ku qaabilay weftiga Guddoomiyaha KULMIYE iyo Nuxurka khudbad murrashax Muuse Biixi u jeediyey reer...

Latest Posts

MOST POPULAR