Monday, September 23, 2019
Home Tags Ciidamada Liyuu booliska

Tag: Ciidamada Liyuu booliska

Somaliland: Dagaal Rasaas La Isku Adeegsaday Oo Dhex Maray Ciidanka Bilayska Somaliland Ee Wajaale Iyo Askar Ka Tirsan Liyuu Booliiska Itoobiya, Dhaawac Jira Iyo Faah Faahinta

Ciidan tirsan Kuwa Bilayska Somaliland ee Ka hawlgala Saldhiga Magaaladda Wajaale iyo Askar oo ka tirsan Ciidanka Liyuu Booliiska Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayuu Shalay...

Deg-Deg: Ciidamda Liyuu Booliska Oo Cabudhin Iyo Jidh Dil U Gaystay Dadwaynaha Deegaanka Ina Nuur Muuse Ee Degmada Gaashaamo Fariimo Digniin Ahna U Direy Deegaano Kale

Wararka naga soo gaadhay degmada gaashaamo ayaa sheegaya in shalay galinkii danbe ilaa xalay ay ciidamada Liyuu Boolisku ay bandow kusoo rogeen dadwaynaha deegaanka...

Deg Deg: Ciidamada Liyuu Booliska Oo Mar Kale Gudaha Usoo Galay Degmada Xaaji Saalax Xilli Ay Xubno Wasiiro Xukumadda Somaliland Ka Tirsani Ku Sugan Yihiin Dalka Itoobiya

Wararka naga soo gaadhaya degmada Xaaji Saalax oo kamida gobolka togdheer ahna xuduudka u dhaxeeya Somaliland iyo itoobiya  soona gaadhaya xafiiska warqabadka shabakada Ramaasnews...

Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Ciidamadii Liyuu Booliska Ee Soo Galay Gudaha Somaliland.

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa ka hadlay sida uu u arko ciidamada Itoobiya ee soo galay xadka Somaliland maalintii sabtidii. Wasiir Warancadde...