Monday, May 20, 2019
Home Tags Ceel-Afweyn

Tag: Ceel-Afweyn

Deg Deg: Dagaal Imika Ka Qarxay Ceel-Afweyn Iyo Rasaasta Oo La Isla Soo Galay Gudaha Magaalada + Khasaaraha Ka Dhashay

Deg Deg: Dagaal Imika Ka Qarxay Ceel-Afweyn Iyo Rasaasta Oo La Isla Soo Galay Gudaha Magaalada + Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal beeleed ayaa dib uga...

Deg Deg: Kooxo Hubeysan Oo Imika Ceel-Afweyn Ku Dilay Wiil Yar + Khasaara Badan Oo Ay Gaystan

Deg Deg: Kooxo Hubeysan Oo Imika Ceel-Afweyn Ku Dilay Wiil Yar + Khasaara Badan Oo Ay Gaystan Waxa Saaka Dabley Hubeysan oo Beryahan Isko Uruursanayaysay...

Somaliland: Madax-dhaqameed Tiro Badan Oo U Baxaya Ceel-afwayn, Goboladda Ay Ka Baxayaan Iyo Ujeedada Socdaalkooda

Madax-dhaqameed tiro badan ayaa la filayaa inay maalmaha soo socda safar ugu baxaan degmada Ceel-afwayn ee gobolka Sanaag oo ay dib uga soo cusboonaatay...

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Waramay kulan Dhexmaray Gudoomiyaha Guurtida, una Diray Baaq Nabadeed Beelaha Ceel-afweyn

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Waramay kulan Dhexmaray Gudoomiyaha Guurtida, una Diray Baaq Nabadeed Beelaha Ceel-afweyn.

War Deg Deg Ah:-Khasaaraha Dagaalo kasoo Cusboonaaday Ceel Afweyn

Warar hadda naga soo gaadhaya magaalada Ceel-afwayn ee gobolka sanaag soona gaadhay xafiiska warqabadka shabakada wararka Wargan news ayaa sheegaya in  dagaal saaka markale...

Somaliland: Oo Go’aammo Adag Kasoo Saartay Xal U Helidda Shaqaaqadii Beelaha Walaalaha Ah Ku Dhex Martay Ceel-Afweyn

Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa shaaciyey inay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo gacan adag wax kaga qaban doonto sharciga la tiigsan doonto...

Somaliland: Colaaddii Deegaanka Ceel-afwayn Oo Wali Taagan Iyo Maxamuud Xaashi & Faratoon Oo Sanaag U Kicitimay.

Xukuumadda Somaliland ayaa xoojisay gurmadka loogu jiro in la soo afjaro shaqaaqadii u dhaxaysay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamay deegaano ka tirsan Ceel-afwane...

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland oo Gaadhey Deegaanka Ceel Afweyn oo ay ku dagaalameen Laba Beelood

Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland oo Gaadhey Deegaanka Ceel Afweyn oo ay ku dagaalameen Laba Beelood

Somaliland: “ [Dagaalka Ceel-Afweyn) Wuxuu Ka Bilaabmay TELESOM Oo Ninka Ina Maxamed/Iid Oo Garxajis Ahi Madax Ka Yahay Iyo DAHABSHIIL Oo Nin Habarjeclo Ahi Leeyahay”

Boqor Buur-Madoow oo Si Kal-furan U Sababeeyey Dagaalka Ceel-afweyn oo Isaga iyo Mas’uuliyiin Kale lagu eedeeyey “Socon Meyso Inaynu Axaadiis Yaryar Halkan Ka Akhrino Iyadoo...

Latest Posts

MOST POPULAR