Monday, March 25, 2019
Home Tags Cali warancada

Tag: cali warancada

Somalia: Goobaha Fadhi Ku Dirirka Ah Ee Magaalada Muqdisho Oo Si Weyn Looga Hadal Hayo Xil Wasiirnimo Oo Cali Warancadde Looga Magacaabo Maamulka Xamar

Goobaha Siyaasadda Lagu Falanqeeyo Oo Hadal Haynta Ugu Weyni Maalmihii Ugu Dambeeyey Magaalada Muqdisho Ka Taagnayd Masuuliyiin Somaliland Ah Oo Xilal Xamar Looga Abaabulayo Muqdisho...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Cali Waran Cade Ku Tilmaamay Masuulka Ugu Xilka Jecel

Faysal Cali Waraabe Oo Cali Waran Cade Ku Tilmaamay Masuulka Ugu Xilka Jecel

Somaliland: Xogo Iftiimiyay Sababtii Uu Madaxweyne Siilaanyo Safiirka Itoobiya Ugu Magacaabay Wasiirkii Hore Ee Arimaha Gudaha Cali Warancade

Warar xog ogaal ah oo Wargeyska Foore soo gaadhay ayaa faah faahin ka bixiyay Sababtii uu Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu...

Somaliland: Wasiir Waran-Cadde Oo Si Indho La’aan Ah U Horjoogsaday 18-Arday Oo Waxbarasho Bilaash Ah Ka Helay Dalka Suudaan Oo Baasaboor Somali Watay

Madaxtooyada Somaliland, ayaa dabada ka xiiraysa barnaamij muuqaal ah oo lagu lafo gurayo taariikhada marsadda Berbera, kaas oo maalmahan dambe si weyn loogu dhex...

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ciidamada Booliska, Sirdoonka Iyo Laanta Socdaalka Ku Amray In Shacabka La Waydiiyo Kaadhka Muwaadinka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyada Somaliland  mudane  Cali MAxamed Waran-cadde   ayaa manta Soo Saaray Wareegto  uu  ku  amrayo  Ciidamada Boliska , Laanta Socdaalka iyo ...

Somaliland: Wasii Waran Cadde Oo Go’aan Adag Kasoo Saaray Caleemo Saarka Salaadiinta Iyo Cuqaasha Cusub Baaqna u Direy Gudoomiyayaasha Gobolada Dalka

Wasiirka Wasaarada arrimaha Gudaha Somaliland Mudane  Cali Maxamed Waran-cadde Isaga oo  tixraacaya  Wareegtadii  Sumadeedu ahayd WAG/Xw/86/72/2015 kuna  taariikhaysan  11/01/2015  oo  kazoo   baxday   xafiiska wasiirka  ...

Somaliland: Gaadhigii Wasiir Warancadde Oo Ku Gubtay Shaqaaqadii Qool-caday Ka Dib Markii Uu Ku Eryeday Mid Ka Mid Ah Maleeshiyaadkii Kacdoonka Sameeyey.

Gaadhi nooca aanay xabaddu karin ah (Pullet Proof) oo uu lahaa wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa ku gubtay shaqaaqadii dhowaan ka...

Somaliland: Xukuumadda Oo Soo Af-jartay Murankii Banka Qool-Caday Iyo Nuxurka Qodobbada Lagu Heshiiyey

Xukuumadda Somaliland, ayaa  sheegtay inay Heshiis ku soo afjartay Murankii ka taagnaa Deegaanka Banka Qool-cday oo Sabtidii Shaqaaqo ka dhacday, markii halkaas Xukuumaddu geysay...

Somaliland: Wafti Uu Hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Oo Gaadhay Qool-cadey Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaalada Deegaankaasi.

Wasiirka arrimaha gudaha Cali Maxamed Waran-cadde iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa gaadhay deeganada banka qoolcaday,kadib markii ay saaka halkaasi ka dhaceen iska hor imaadyo...

Somaliland: Odayaasha Iyo waxgaradka Koonfurta Magaalada Hargeysa Iyo Degmada Salaxley Oo Daadifeeyey Hadalo Dhawaan Kasoo Yeedhay Odayaal kale Iyo Raali Galin La Siiyay Wasiir Waran-Cadde

Guddida Guud iyo odayaasha dega koonfurta magaalada hargeysa iyo degmada salaxlay oo ay Weheliyaan Madax Dhaqameedku ayaa Shir Jaraa’id ku qabtay Hotel Baane Ee...

Latest Posts

MOST POPULAR