Home Tags Badhasaabka Gobolka Togdheer

Tag: Badhasaabka Gobolka Togdheer

Somaliland: Badhasaabka Togdheer Oo Ku Baaqay Inaan La Siyaasadaynin Bedbaadada Dadka Reer Burco

Magaalada Burco, ayaa waxa la gaadhsiiyey Daawooyin loogu Talo-galay in lagu daweeyo Dadka qaba Cudurka Shuban-biyoodka oo ka dillaacay Magaaladaasi isla-markaana Tobaneeye Qof ku...

Somaliland: Maamulka Togdheer Oo Bandoo Soo Rogay, Markay Bateen Dilalka Loo Adeegsanayo Faashka, Tooreyda Iyo Budhku

Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa ku dhawaaqay Hawl-gallo lagu sugayo Amniga oo Ciidammada booliisku ka bilaabayaan Magaalada Burco. Badhasaabka ayaa sheegay inay Hawl-galkan...

Haweenay Xabad Beed Ah Oo Ay Karsatay Ka Dhex Heshay Dheeman

Sally Thompson oo ah haweenay u dhalatay Dalka Britain oo da’deedu tahay 39 jir ayaa heshay dheeman, dheemantan oo ka mid ah Macdanaha aadka...

Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Kormeeray Cusbitaalka Guud ee Magaalada Burco oo lasoo gaadhsiiyay dad Abaartu Saamayn Caafimaad ku yeelatay.

Guddoomiyaha Xisbul xaakimka KULMIYE ahna Murrashaxa Jagada Madaxweynenimo ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan xubno ka Tirsan Xukumada iyo Saraakiil ka...

Somaliland: Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Xaaladda Abaarta Iyo Halista Nololeed Ee Bulshada Tabaalowday

Guddoomiyaha Gobolka Togdheer,  Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax),ayaa waxba kama jiraan ku sheeay warar  sheegayay in magaalada Burco habeen hore lagu soo rogay Bandoo.  waxaanu  meesha ka...

Somaliland: Badhasaabka Togdheer Oo Ka Hadlay Dib U Dhiska Uu Ku Samaynayo Hoygii Somaliland Lagaga Dhawaaqay

Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Md. Maxamed Ibraahim Aadan (Qabo), ayaa ka hadlay khilaafkii dhawaan ka dhex dhashay Xildhibaanada Golaha Deegaanka Burco oo sababtay in Laba...

Somaliland: Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Khilaafkii Golaha Deegaanka Degmada Burco.

Guddoomiyaha gobolka Togdheer Maxamed Aadan Qabo ayaa ka hadlay khilaafkii soo ka dhex galay golaha deegaanka degmada Burco, Hoos ka DAAWO Guddoomiyaha oo arrimaha...

Latest Posts

MOST POPULAR