World News in Somali

Somaliland: Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Eedeeyey Inuu Jabhado Hubaysan U Samaystay Somaliland

Xukuumada somaliland ayaa shaaca ka qaaday in madaxweynaha soomaaliy aMaxamed Cabdilaahi Farmaajo uu jabhado hubaysan u samaystay somaliland. Wasiirka arimaha gudaha somaliland Maxamed Kaahin Axmed...

Shabakada Bulshada Ee Facebook Oo Lagu Eedeeyay Inay Carqalad Ku Hayso Qaarada Afrika .

Shirkadda Facebook ayaa aad looga hadal hayaa Africa iyada oo lagu eedaynayo in ay wax u dhimayso dimuqraadiyadda, dadka ka soo horjeeda ayaana sheegaya...

Somaliland: “Waxa Looga Baahan Yahay Ganacsatada Inay Qiimaha Sarifka La Jaanqaadaan, Waayo Nebigu Wuu U Duceeyey Ganacsatada Ummadooda U Naxariista” Sheekh Dirir

Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa shaaca ka qaaday in khalkhalka ku yimaada dhaqaalaha iyo dhuuniga bulshada si adag u taabtaan, gurri walbana waa...

Somalia: Wargeyska Daily Nation Oo Qoray In Kenya Muruqeeda Ku Tijaabinayso Soomaaliya

Wargeyska ugu weyn ee Nairobi kasoo baxa ee Daily Nation ayaa shalay ciwaan far waaweyn ah ku qoray “Dowladda Kenya oo muruqeeda ku tijaabinaysa...

Daawo :- War Bixin Laga Diyaariyey Cida Uu Yahay Korneyl Tuke Oo Maxkamad Mareykanka Ku Taala Ay Xukun Ku Riday

War Bixin Laga Diyaariyey Cida Uu Yahay Korneyl Tuke Oo Maxkamad  Mareykanka Ku Taala Ay Xukun Ku Riday.  

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img