World News in Somali

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Magacaabay Taliyihii Guud Ee Ciidanka Millatariga Iyo Taliyeyaal Kale Oo Mihiim + Deegaamada Ay Kasoo Kala Jeedaan.

Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Axmed ayaa taliyaha ciidamada dalkaasi u magacaabay Jeneral Adem Mohammed oo beddelaya taliyihii hore ee la diley Jeneral Seare...

Somalia: Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda federaalka oo gaaray Dhuusa-Mareeb

Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo Wafdi uu horkacayo ayaa ka degay garoonka diyaaradaha degmada Guri-ceel wax yar...

Somalia: Muranka Badda Ee Somalia Iyo Kenya Oo UN-Ka Gaadhay

Dawladda Kenya ayaa doonaysa inay soo faragaliyaan Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay arinta dhinaca muranka xadka badda ee kala dhexeeya Somalia. Waxaanu Xoghayaha Qaramada Midoobay,...

Somaliland: Sheekh Reer Gabiley Ah Oo Sheegay In Aanay Xisbiyadu Xaq U Lahayn Mucaaradidda Xukuumadda

Sheekh Reer Gabiley Ah Oo Sheegay In Aanay Xisbiyadu Xaq U Lahayn Mucaaradidda Xukuumadda

Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil oo sheegay in Shirkadda Dahabshiil la jaanqaaday isbedellada uu keenayo ka bixitaanka Yurub ee Ingiriiska

Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid (Dahabshiil) ayaa ka faallooday xidhiidhka ganacsiga ee Ingiriiska iyo Maraykanka oo madaxweyne Donald Trump sheegay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img