Sports

Sports

Wargane News, Delivers the latest Somaliland breaking news and information.

Wargane Also Delivers latest top stories, politics, business, sports, entertainment, and more. and we have over 15,000 daily Unique Visitors.

Antonio Conte Oo Gunooyinka Uu Ka Helo Chelsea Guri Uga Iibsanaya Talyaaniga – Miyuu...

Antonio Conte ayaa qorsheynaya inuu guri kaga iibsado dalka talyaaniga lacagaha gunooyinka ah oo uu ka helo ku guuleysiga horyaalka Premier League. Conte iyo ciyaartoydiisa...

RASMI: N’Golo Kante Oo Loo Magacaabay Xiddiga Xilli Ciyaareedka Premier League Abaalmarinta Ay Bixiso...

Kadib markii uu si xiriir ah ugu guuleystay koobkiisii labaad ee Premier League – N’Golo Kante ayaa loo doortay ciyaariyahanka ugu wanaagsan xilli ciyaareedka...

Xalakan Si Toos Ah Uga Daawo Ciyaarta Xamaasada Leh Ee Celta Vigo Vs Real...

Real Madrid ayaa marti u ah kooxda Celta Vigo waana kulan labada kooxood hore ugu baaqday. Real Madrid ayaa kulankan ubaahan in ay guulaysato...

Toos Uga Daawo Shabakadda Wargane Ciyaarta Xaflada Ee Chelsea Vs Watfrod (Live Stream)

Chelsea ayaa markii ugu horaysay ka soo muuqan doonta garoonkeeda Stamford Bridge tan iyo markii ay ku soo guulaysatay koobka Premier Leaque-ga waxayna caawa...

Shaxda Rasmiga Ah Ee Cheslea Vs Watfrod Iyo Antonio Conte Oo Kulankan Xafladaynta Stamford...

Chelsea ayaa markii ugu horaysay ka soo muuqan doonta garoonkeeda Stamford Bridge tan iyo markii ay ku soo guulaysatay koobka Premier Leaque-ga waxayna caawa...

Shabakadda Wargane Si Toos Ah Uga Daawo Ciyaarta Adag Ee Real Madrid Vs Sevilla...

Real Madrid ayaa Santiago Bernabeu ku ciyaaraysa kulankeedii xili ciyaareedkan ugu danbeeyay iyada oo ku soo dhawaynaysa kooxda Sevilla. Los Blancos ayaa maraysa mid...

Xalkan Si Toos Ah Uga Daawo Ciyaarta Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee Las Palmas...

Tababare Luis Enrique ayaa isbedelo qaar ku sameeayy shaxdiisa iyadoo Gerard Pique uu xanuun caloosha ah ku seegayo kulankaan, waxaana wadnaha daafaca dhexe isku...

Shaxda Rasmiga Ah Ee Las Palmas v Barcelona – Tababare Enrique Oo Isbedel Ku...

Tababare Luis Enrique ayaa isbedelo qaar ku sameeayy shaxdiisa iyadoo Gerard Pique uu xanuun caloosha ah ku seegayo kulankaan, waxaana wadnaha daafaca dhexe isku...

Muxuu Arsene Wenger Ka Yidhi Guushii Weyneyd Ee Ay Gunners Ka Soo Gaadhay Stoke...

Macalinka reer France ee Arsene Wenger ayaa wuxuu qiray in kooxdiisa ay awood buuxda u leedahay gaadhista booska afaraad ee dhanka kala sareynta horyaalka...

Siduu Mulkiilaha Chelsea Ee Roman Abramovich Uu Ku Qabsaday Kubbada Cagta England? Iyo Blues...

Tan iyo markii uu mulkiilaha Ruushka ah ee Roman Abramovich uu la wareegay shaqada Stamford Bridge ee Chelsea waxa uu sameeyay horumar kubbada cagta ah...

MOST POPULAR

Latest News