Sports

Man United oo helaysa akhbaar xun oo ku aadan Antoine Griezman

Jose Mourinho ayaa loo sheegay in Antoine Griezmann uusan ka soo tagi doonin Atletico Madrid xagaagan. Manchester United ayaa bartilmaameedsanaysay inay u soo dhaqaaqdo dhaliyaha...

Maaliyahada ay Barcelona ku ciyaari doonto fasal ciyaareedka 2017-18 oo la shaaciyay

Waxaa la xaqiijiyay maaliyada ay Barcelona ku ciyaari doonto mininkeeda kal ciyaareedka soo socda. Laakiin weli lama xaqiijin maaliyada ay dibadda ku ciyaareyso iyo kuwa...

Roma iyo Liverpool oo ku loolamaya saxiixa Rafinha

Laacibka kooxda Barcelona ee Rafinha ayaa looga gacan haatinayaa horyaalada talyaaniga iyo ingiriiska sida ay baahisay shabakada Fichajes. Kooxaha Liverpool iyo Roma ayaa si wayn u...

Man United oo heshiis cusub ku abaal marinaysa tababare Jose Mourinho

Kooxda Manchester United ayaa heshiis cusub ku abaal marinaysa tababaraheeda reer Portugal ee Jose Mourinho. Tababarihii hore ee kooxda Chelsea ayaa ku hogaamiyay kooxdiisa cusub...

Ciyaaryahanka Ronaldo Maka Qayb Qaadan Doono Fillimada Ramadaanta Ee Dalka Masar !

Sida caaddada u ah Dadka ku dhaqan Dalkaasi Masar waxay bisha Ramadaan sanad walba sameeyaan Fillimo loogu tala galay bisha Ramadaan, waxaanay aaminsan yihiin...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img