Sports

Sergio Ramos oo ka hadlay wararka Morata la xiriirinaya Manchester United

Waxaa la fahasan yahay in Jose Mourinho uu ku dhow yahay inuu gacanta ku soo dhigo Alvaro Morata. 24 jirka ayaa bixiyay qish wayn oo...

“Kas kama ahayn, waa xariif fiican.”. Gabriel Jesus oo difaacay xiddigii isha ka ridi gaaray

Gabriel Jesus ayaa difaacay Nicolas Otamendi kaddib markii uu dhaawac wajiga uga geystay intii uu socday kulankii saaxiibtinimo ee Brazil iyo Argentina ee Jimcihii...

Diego Costa oo u sheegay Chelsea inay xitaa AMAAH ku bixiyaan haddii aysan iibineyn

Costa ayaa shabaqa soo taabtay ciyaartii xalay uu xulka Spain 2-1 uga adkaaday Macedonia isreeb reebka koobka adduunka, waxaana ka go’an inuu boos joogta...

Ronaldo oo loo dhalay Mataano wiil iyo gabar ah

Laacibka xulka Portugal iyo Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa loo dhalay wiil iyo gabar mataano ah sida la baahiyay. TV-ga reer Portugal ee SIC Notícias...

Xiriirka Masar oo ka mamnuucay Salah inuu ka hadlo dalabka Liverpool inta uu la joogo xulka

Xiriirka kubadda cagta dalka Masar ayaa ka mamnuucay laacibka Roma ee Mohamed Salah inuu ka hadlo dalabka Liverpool inta uu la joogo xulka. Mohamed Salah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img