Sports

Sports

Wargane News, Delivers the latest Somaliland breaking news and information.

Wargane Also Delivers latest top stories, politics, business, sports, entertainment, and more. and we have over 15,000 daily Unique Visitors.

Harry Redknap Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guuleysan Karta EPL-ka & Hal Sabab Oo Arsene...

Macalinkii hore Tottenham Hotspur ayaa saadaal ka bixiyay kooxda ku guuleysan karta horyaalka Premier League-ga xagaagan dhawaan bilaaban doona, isagoo sidoo kale sharaxay hal...
video

Daawo: Labo Gool Uu Dhaliyay Oscar Oo Ka Caawisay Chelsea Inay Garaacdo Kooxda Talyaaniga...

Labo gool uu qeybtii labaad dhaliyay Oscar ayaa keentay inay Chelsea 3-1 ku garaacdo saaka kooxda AC Milan kulan ka tirsan koobka International Champions...
video

Daawo : Real Madrid Oo Guul Ugu Diyaar Garoowday Kulanka Sevilla , Bayern Munich...

Real Madrid ayaa guul ku soo afjartay kulamada ay ugu diyaar garoobayaan xilli ciyaareedka cusub , waxa ayna ay hal gool uga talaabsadeen kooxda...

WARBIXIN: Kadib Dhamaystirtii Manchester City Ee Heshiiska Leroy Sane, Wax Badan Ka Ogay Liiska...

Manchester City ayaa maanta si rasmi ah udhamaystirtay saxiixa da’yarkii kooxda Schalke04 ee Leroy Sane oo ay kula soo wareegtay heshiis ugu danbayn gaadhi...

Kulanka Lagu Maamusayo Wayne Rooney Ee Man United & Everton Oo Si Toos Ah...

Kulanka lagu maamusayo waayaha ciyaareed ee Wayne Rooney ayaa si toos ah looga daawan doonaa bogga bulshada ee Facebook caawa. Kulanka ka dhacaya Old Trafford...

Ciyaar Xiiso Badan Oo Caawa Dhex Mari Doonta Kooxaha Bayern Munich v Real Madrid.

Waxaa weli socda koobka saaxiibtinimo ee International Champions Cup qeybtiisa Mareykanka iyo Yurub iyadoo kooxda Paris Saint-Germain ay ku hogaamineysa sagaal dhibcood ka dib...

Warbixin: 10kii Xiddig Ee Ugu Xawaaraha Dheeraa Xilli Ciyaareedkii Horyaalka Premier League Oo La...

Iyadoo xilli ciyaareedka cusub ee Premier League uu soo dhawaanayo, waxaa la joogtaa waqtigii la xisaabi lahaa ciyaartoydii ugu orodka badneyd xilli ciyaareedkii hore...

Halyaygii Barcelona Ee Xavi Hernández Oo Urur Samafal Ah Ugu Deeqay Dooni Si Loogu...

Kabtankii hore ee kooxda Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa gacan bini aadamnimo ka gaystay dadka baddaha ku dhibtooda ee soo galaytiga ah isaga oo...

Zlatan Ibrahimovic Oo Iskaga Baxay Hutelka Ay Manchester Degto Ee Lowry Hotel Isaga Oo...

Magaalada Manchester ayaa laba u qaybsan, qayb casaan ah oo ay Man United iyo jamaahiirteedu ku caan yihiin iyo qaybta kale oo Blue ah...

Man United Oo Ku Howlan Sidii Ay U Heli Laheyd Koox Ka Qaadata Bastian...

Manchester United ayaa soo dhaweyneysa dalabyada u imaanaya xiddiga khadka dhexe ee ay dooneyso inay iska dirto xagaagan ee Bastian Schweinsteiger. Tababare Jose Mourinho ayaa...

MOST POPULAR

Latest News